| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

     (DANTA INAAD KU DAASHIYO XAQAAN KULA DULJOOGAAYE)

Asalaamu-Calaykum:
                                      
shaqo ma rabtaa

       
Nov-16-2007
Walaalayaal waxaad ogaataan in wadajirka khayrku ku jiro. waxtarka aad Gobolkaaga u geysataayi waa khayr aad fashay oo waligaa lagagu xasuusan doono . fadlan bal inyar fikir adigoo sawiranaya awooda dadkeena oo meel la iskugu geeyo inta mashruuc horumarineed ee ay ka qaban lahayd dhismaha gobolka sharafta leh ee Awdal.

Waxa laga yaabaa inaad laba shay is weydiisid oo ah:

1- waa ayo dadka hawshan wadaa ?
2- siday u fulinayaan hawshan ay sheegayaan maxaase ka dhab ah?


Jawaabta labadan su'aalood mida hore hadaan ka jawaabno iyagoo daacadnimo Ilaahay dartii ay naga tahay dadka hawshan fulinayaa waa dad la soo xulay 100% hantidooda gaar ahaaneed u huray inay xilkan dhismaha garoonka u xaytaan. waa dhalinyar ka xaadhan qolo iyo siyaasad labadaba. Waa waxgrad aqoon aduun iyo tu diinba leh . Waa Masuuliyiin hamigoodu yahay inay dadka u horseedaan waxwada qabsi kowsada.

Jawaabta labaad: Waxa loo fulinayaa sida ugu haboon ee mashruuc loo fuliyo dhamaan xubnaha ururka Gurmad gaar ahaan Maamulka Ururka Gurmad wuxuu idiin balan qaadayaa in DOOLAR KASTA OO AAD KU TABARUCDAY UU GALI DOONO MEESHII LOOGU TALO GALAY isagoo qoraal ahna dadka la soo hordhigi doono .

Hadaba waxa la idinka filayaa inaad ku dayataan boqolaalka walaalihiin ah ee kala degan aduunka darifyadiisa ee ka damqaday bahdilaadii lagu sameeyey ciyaartoyga Awdal ciyaarihii gobolada ee somaliland oo ay muujiyeen ciyaar wanaag balse dadka degan Hargeysa ee dariskeenu ay ugu badaleen dhagax iyo nacayb ay shiid hadhka kaga dhigeen .


"NABARKA GARDARADA AH EE  LA SOO GAADHSIIYEY CIYAARTOYGA AWDAL WAXA BOGSIIN KARA OO KALIYA IN LOO DHISO GAROON BERI KA MAALIN MARTI LOOGU NOQON KARO"!!!!! tani waa falsafada uu Ururka Gurmad  aaminsan yahay .


Hadaba ururka gurmad oo ah urur ay ku bahoobeen qurbo jooga ree awdal ee aduunka kala degani wuxuu idiin balan qaadayaa inuu dhiso garoon ay ku faanaan ciyaartoyda Awdal ee ka qayb qaado taageeradaaduna waa mid lagaa sugaayo sida ugu dhakhso badann


Hadii aad damqatey dareena kugu hadhay fadlan jeebka gacanta gali MAANTA kuna dir qadarka aad awoodid akoontada hoos ku qoran :

Qasnada dhexe ee Ururka Gurmad
Account Number:DO560
Dahabshiil Main Office
Borama- Awdal

Fiiro gaara : Fadlan soo dir magacaaga iyo qadarka lacagta ee aad dirtey iyo wadanka aad degan tahay si magacaaga loogu daro LIISKA TARIIKHIGA AH EE LACAGTA BIXIYEY OO magacaantooda lagu xusi doono laguna qori doono TAALO LAGA DHISI DOONO GAROONKA HORTIISA.

magacaaga iyo meesha aad degan tahay iyo qadarka aad bixisey ku soo dir emailka ah : saylacnews@yahoo.com

Waad mahadsan tihiin.
 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com