| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Dawlada Jabuuti oo maalmahan danbe usoo jeedsatey dhanka somaliland..Oct,14,2008

Jabuuti(Saylac.com) Madaxweynaha Dalka Jabuuti ayaa si hufan uga hadlay amniga iyo xasiloonida ka jirta Jamuuriyada Somaliland waxanu madaxweynuhu intaa ku daray in ay somaliland mudan tahay in lagaga daydo dimoqraadiyada iyo kala danbaynta dawliga ah ee ay kusoo caano maaleen dhawr iyo tobankii sano ee inaga tagay.

Madaxweyne Ismaciil Cumar Geleh ayaa waxa si balaadhan uu u faahfaahiyey in ay jamuuriyada somaliland kasoo baxday shuruudihiii dawladnimo looga baahnaa waxa kale oo uu rayul caalamka ku buuriyey inay tageero toosa iyo wadahadalo toosa la samaystaan Jamuuriyada Somaliland.

Madaxweynaha oo kalfadhigii baarlamaanka ee maanta ka hadlay arintan ayaa waxa uu sheegay in Jamuuriyada Somaliland ay tahay dal walaalo ah isla markaana daris wanaag iyo dhiig inaga dhexeeyo hadaladiisiina waxa ka mid ahaa " Waa walaalaheen waxaanad dareemi kartaa sidii ay inoogu damqadeen khilaafkii inaga iyo cadawga Erateriya markuu bilawday waxana sidaa laga helaa oo kaliya walaalkaa iyo umad dhibtaada neceb."


Xidhiidhka ka dhexeeya labada dawladood ee Jamuuriyada Jabuuti iyo Somaliland ayaa waxa uu sii xoogaystey ka dib markii uu socdaal hawleed madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Dahir Rayale Kaahin uu kusoo gaadhay dalka Jabuuti sanadkan bilawgiisii.

Hussein Osman
Saylac.com
Djibouti, Djibouti


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com