| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Kulankii lagu dhexdhexaadinayey kooxaha isku haya somaliya ee dalka Jabuuti ayaa dib u dhacay laba casho...
May,11,2008

Djibouti(Saylac.com) Kulankan ayaa la filayey inuu bilawdo maanta lakiin dib loo dhigay cilado xaga waftiyada ka soo qaybgalaya socdaalkooda la xidhiidha.
Kulankan ayaa waxa lagu tala jiraa inuu ka dhaco qasriga Kempenski ee ku yaala Magaalada Jabuuti . Xubnaha ka soo qaybgalaya labada dhinac ayaa tiradoodu lagu wadaa inay ahaato 7 oo dhinac walba ah.
Wakiilka Gaarka ah ee Jaamacada Qaromaha ka dhaxaysa u qaabilksan kulankan Mudane Ahmeddou O. Abdallah ayaa xalay si gaara ula kulmay cuqaal iyo madax kale oo ka socota koonfurta soomaaliya. Kulankan ayaa waxa lagaga wada hadli doonaa 8 arimood oo ku lug leh dibu heshiisiinta kooxaha isku haya dalka soomaaliya .

Kulankan lagu heshiisiinayo kooxaha iska ka soo horjeeda dalka soomaaliya ayaa waxa uu ku soo beegmay wakhti ay carqalado ka dhex aloosan yihiin labada dawladood ee Djibouti iyo Eratariya oo isku haya buuralayda labada wadan u dhexaysa .

Osman Hussein
Saylac.com
Djibouti, Djibouti


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com