120 Askarta
Erateriya ee isku soo dhiibtey ciidanka qaranka
Jabuuti oo sheegay in la soo qasbay
Wasiirka Difaaca
Jabuuti oo booqasho ku tagay Cusbitaalka Dhaawaca
Askarta Jabuuti la keenay una bogaadiyey geesinimada
ay dalkooda u hureen naftooda

Diyaaradaha
Helicobterka ah ee Dhaawaca Ciidamada Jabuuti guraya
iyo Askari Erateriya ah oo siijeed ugu waramaya
saxaafada sheegayna in la soo qasbay eheladiisiina
uu u baqayo in la dilo dagaalkana ku tilmaamay mid
xaqdara ah oo dawlada Erateriya wado
saacadaha soo socda la soco
dagaalada ugu danbeeyey, sawiro iyo waliba waraysiyo
askarta Jabuuti ee furinta hore ku sugan oo
saylac.com siiyey waraysiyo
Osman Hussein ,
Saylac.com , Djibouti, Djibouti
|