Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Daawo Hordhaca sawirada iyo magacaanta caruurta laga diwaangashay Togdheer oo uu Komishanka qaranka somaliland iska indho saabay shalay saylac.com na ku eedeeyey inay ka been abuurtey sawir horey aanu usoo bandhigney .. Jan,11,2008
 
Dhegayso Saladiinta G/ Awdal oo saylac.com dufaacaya

Qaybta 2aad ee salaadiinta G/Awdal oo u markhaati furay saylac.com kaadhadh ay horey usoo bandhigtey oo caruur ah

"

 "Hadii komishanka qaranka somaliland xaqiiqda uu wajihi waayo waxa ka go'an saylac.com inay soo bandhigto Decuments marag ma doonto ah oo ka turjumaha tirada caruurta ee ka diwaangasahay Togdheer iyo waliba kardha aqoonsiga caruurtaas oo dadku indhahooda ku arki doonaan" Maxamuud Cabdilahi Rooble

Seattle(Saylac.com) Marnaba saylac.com kama ayna been abuurin diwaangalinta ka dhacday somaliland. lakiin hadii xaqiiqda ay saylac.com soo bandhigtey in caruur farabadan laga diwaangliyey togdheer ay keentey in gudoomiyaha komishanka qaranku shalay ku tilmaamay been abuur ay saylac.com samaysay, Waxaanu ku tilmaami karnaa inay tahay nasiib daro inteeda leeg cawaaqibkeedana loo wada joogi doono. Khalad inuu dhacay oo caruur laga diwaangaliyey gobolada somaliland qaarkood afkiisa waxa laga hayaa gudoomiyaha komishanka qaranka.

Bandhigan fadeexada caruurta laga diwaangaliyey somaliland haduu somaliland u keenayo sumcadaro waxa haboonayd in marka hore laga hortago ee maahan in saxaafada lagu xagxagto maxaad u bandhigteen. Saxaafada xorta ahi waa ta ka hadasha wixii khaldan iyo wixii saxmay labadaba ee maaha mid afka iyagu isqabata iyadoo u xaglinaysa qabiil ama mid afla la qabto iyadoo ka cabsiqabta dawlada .

Waxaanan moran ka taagneyn inay aduunyadu soo martey marxaladan ay somaliland ku jirto canaana umadaha ku dhaqan Jamuuriyada somaliland kuma laha diwaangalin khaldantey iyo musuqmaamus ka dhaca xukumada gudaheeda intaa shacabku ogaadana waa lama huraan. Shabakada saylac.com waxay umada usoo bandhigtey khalad dhacay oo in mudo ah sixitaan u fadhiyey, balse cidi ayna dheg jalaq usiin.

Hadii komishanka qaranka somaliland uu indhaha ku kala qaaday kaadhadh marag ma doonta ah oo ay saylac.com soo bandhigtey waxay ahayd inuu si degdega wax uga qabto xal degdegana umada ugu bishaareeyo, Halkii taa looga fadhiyey waxa uu komishanka qarabka somaliland si cad u beeniyey inay jiraan caruur laga diwaangaliyey gobolada somaliland qaarkood .!

Hadaba marlabaad waxaanu komishanka qaranka somaliland ugu baaqaynaa inay xaqaa'iqa wajahaan intaan xeedho iyo fundhaal kala dhicin oo noqon doonta dhawaan marka aanu soo bandhigno caruur cadadkoodu ka badan yahay 120,000 iyo kaadhadhkii ay qateen sawirkoodii oo marag ma doonto ah. Data aanu ku kaydiney macluumaadkan waxa nasoo gaadhsiiyey xubin muhiim ah oo ka tirsan komishanka qaranka oo aanan marnaba magacooda meela ku xusi doonin, Aadna way ugu mahadsan yihiin macluumaadka ay nasoo gaadhsiiyeen oo sugaya laba arimood midkood.

A) In aanu kaydino balana halkan aan umada somaliland ugu qaadayno in aan tirtiri doono meelkalena aan loo dirayn Anagoo dhaar Ilaahay ku marayna in ay taasi saylac.com ka dhab tahay lana arki doono.

B) Iyo in lawada qasto aduunka iyo Hay'adihii diwaangalinta maalgaliyey iyo cid walba loo bandhigi doono iyadoo shabakad gaar ah oo mugleh aanu u samayn doono macluumaadkaa si loo wada arko.

Labadaa arimood midkii umada somaliland u roon saylac.com way ogtahay waana ta hore diyaarna waanu u nahay hadii dhinaca komishanka qaranka laga helo inay wax saxaan gobolka Awdalna xaqiisa la siiyo

Hadaba anagoo ku hawl jirna u diyaar garaw jawaabkasta oo aanu labadaa midkood ka helo komishanka qaranka ayaanu si aanu u cadayno bal inay been abuur tahay macluumaadka sayalc.com heshay ee ahaa in caruur laga diwaangaliyey somaliland iyo inaanu run ku taagan nahay waxaanu idiinsoo bandhigaynaa hordhaca liiska caruurta ee ka diwaangalay magaalada Burco iyo kaadhadhka sawiradooda waana kuwan.

Daawo Hordhaca sawirada iyo magacaanta caruurta laga diwaangashay Togdheer oo uu Komishanka qaranka somaliland iska indho saabay shalay saylac.com na ku eedeeyey inay ka been abuurtey sawir horey aanu usoo bandhigney

Magacaanta kor ku xusan kaadhashooda oo marag ma doonta ah hadii komishanka qaranku talaabo degdega ka qaadi waayo diwaangalinta laga been abuuray gobolka Awdal dhawaan kala soco saylac.com

Shabakada saylac.com waxay akhristayaasha ugu balan qaadaysaa inay indhahooda ku arki doonaan mudo dhaw macluumaad marag ma doonto ah oo ka turjumaya musuqmaasuq aan la soo koobi karin oo ku lugleh diwaangalinta ee kala soco maalmaha inagu soo fooleh.
 
Maxamuud Cabdilahi Rooble  saylac.com Seattle USA email: Saylacnews@yahoo.com
 
Home |
Copyright © 2003 Saylac.com