| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Safiirka Itoobiya u fadhiya oo qirtey inay dawlada Itoobiya baajisey ka bixitaankii ciidamada Itoobiya ee lagu balansanaa bishan December in kafuliyo.. Dec,21,20008

London(Saylac.com) Safiirka Itoobiya u fadhiya dalkan Ingiriiska Berhanu Kebede ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada Itoobiya ka bixi doonin bishan December dalka Soomaaliya. Safiirka ayaa intaa waxa uu ku daray in joogitaanka ciidamada Itoobiya ay soomaalida u keentey inay wada hadlaan ciidamada Itoobiya la'aantoodna ayna dhici laheen in soomaalidu ku heshiiso dalka Jabuuti.

Mar la weydiiyey sababta ay dawlada Itoobiya u burisey balanqaadkeedii ahaa inay ciidamada kala bixi doono soomaaliya ayaa waxa uu sheegay inayna suurto gal ahayn wakhtigan xaadirka ah balse ay dib u eegi doonaan waqti munaasib u ah inay ciidamada kala baxaan soomaaliya.

Dibu dhac ku yimaada ciidamada Itoobiya inay kala baxdo soomaaliya ayaa waxa laga cabsi qabaa inay keeni doonto khilaaf kale oo siyaasadeed oo soo kala dhex gala Maxaakiimta Islaamiga ah iyo dawlada tamarta daran ee Cabdilahi Yusuf madaxda ka yahay.

Maxamed Xaaji
Saylac.com
London UK


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com