| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

 

Hambalyo arooska  Boqor  Saciid Maxmaed Nuux iyo Boqorada Ladna Nuux Amin oo arooskoodu ka dhacay Huteelka weyn ee Rennaisance- Dalas- Texas..Dec,28,2008

Dadweynaha Reer Jabuuti iyo aragtidooda Diwaanglinta Awdal laga been abuuray..Dec,28,2008Djibouti(Saylac.com) Xog raadin ku saabsan bal sida ay dadweynaha....

 Axad:Wararka Soomaaliya..Dec,28,2008

Sabti: Wararka Somaaliya +Sawiro..Dec,27,2008

Tikniko iyo Ciidamo katirsanaa Dowladda TFG-da oo Maanta ku biiray Ciidamada Muqaawamada Soomaaliya. Dec,27,2008

 Ciidamada Bada ee wadamada Jaban, China, India, Germany, USA, France oo dhoola tus aan horey loo arag ku samaynaya xeebaha Soomaaliyeed si ay uga hortagaan budhcad badeedka..Dec,26,2008

Qurbo Jooga ree Awdal oo gashaanka ku dhuftey Diwaangalin laga been abuuray Gobolka Awdal..Dec,26,2008

Maanso Jacayl ah Booramaankusugayaa By c/fataax daahir cige(saylici)..Dec,26,2008

Khamiis : Wararka Soomaaliya  ..Dec,25,2008

Daawo sawirada qaar ka mid caruurta dadoodu tahay 10 oo laga diwaan galiyey Togdheer..Dec,25,2008

Saylac.com ka hor diwaangalinta Burco waxay sii sheegtey in 300,000 ka yar reer Burco ogolaan doonin..Dec,25,2008

 Ciidamo Ethiopian oo isku gadaamay Diyaarad kuwa la hago oo ku bur burtay agagaarka Madaarka Diyaaradaha ee  Baydhabo ..Dec,25,2008

 Arbaca wararkii Soomaaliya +Wararkii ugu dambeeyay is casilaada Madaxweyne Yuusuf oo maalinta sabtida ku dhawaaqaya (Xog Rasmi ah) .Dec,24,2008

Dhegayso Oday Sulayman Maasheeye oo si kulul uga hadlay arimo ku saabsan khiyaamadii diwaangalinta ee loo geystey gobolka Awdal..Dec,23,2008

 Maanso(Durkiya)  by Abwaan: Maxamuud Cabdilahi Rooble..Dec,23,2008

 Faallo: Ma dhabaa in Togdheer iyo Waqooyi galbeed tiro-koob ka dhacay oo waliba qof waliba dhawr kaadh qaatey, Awdal-na diwaangalin qabyo ah laga sameeyey?Dec,23,2008

 Qiso yaableh oo ku saabsan jidh dilkii ka dhacay Wajaale..+Sawir qisada turjumaya Dec,21,2008

Axad: Wararka maanta Dec,21,2008
Maxay ka wada hadleen Senator-ka Mareykanka, Sheekh Shariif iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Daahir Riyaale.Dec,21,2008

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in 10-ka maalmood ee ka harsan bishan December ay kula bixi doonto Ciidamadeeda.Dec,21,2008

Allaha u naxariisto Dr. Xuseen Xaaji Bood oo waabarigii saaka ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Dec,21,2008

 

Safiirka Itoobiya u fadhiya   UK oo qirtey inay dawlada Itoobiya baajisey ka bixitaankii ciidamada Itoobiya ee lagu balansanaa bishan December in kafuliyo.. Dec,21,20008

 Ururka Hal-abuurada soomaaliyeed ee loo yaqaano PEN oo Carwo Buugeed ku qabtay Maanta Dalka Jibouti ..Dec,20,2008

Daawo:Munaasibada 65-sano guurada Aas Aasan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay iyo Munaasibadaasi oo Madaafiic lagu soodhaweeyay...Dec,20,,2008

Dhegayso C/raxman Xuseen oo ah muwaadin u dhashay Somaliland si Sharci daro ahna Booliska degmada Wajaale jidh dil ugu geysteen oo dawlada somaliland ka codsanaya inay cadayso sababta dhibta jidh dilka loogu geystey .. Dec,19,2008.

Ismacil Cumar Geleh oo u yeedhay Cabdilahi Yusuf si uu  wadahadal ugu sameeyo isaga iyo Nuur Cade iyo waliba si uu ugu qanciyo heshiiskii Jabuuti..Dec,19,2008

 Waraysi Pro Ahmed Ismael Samater arimaha Somalia..Dec,18,2008

Dhegayso Tariikhda soojireen ee Jabhada wadaniga ah ee Horyaal oo hada dib uga oo aasantey goobo dhawra oo ka tirsan Kilinka shanaad iyo Dooxada Harawo ..Dec,18,2008

Daawo:Cabdulahi Yusuf oo ilaaladii gaarka u ahayd kala bedelay ..Dec,17,2008  

 

Daawo:Baalmaanka Baydhabo oo soo jeediyey in Cabdilahi Yusuf xilka laga qaado ..Dec,17,2008


Waa maxay khilaafka ka dhexeeya Cabdilahi Yusuf iyo Baarlamaanka baydhabo.+ Sawiro.Dec,17,2008

Waraysi xiisaleh oo ay shabakada saylac.com la yeelatey Wasiirka Dalxiiska Dawlada Cabdilahi Yusuf Mudane Xuseen Celaabe. Faahiye.Dec,16,2008

 Wararkii ugu danbeeyey ee khilaafka dhex yaala Dawlada Cabdilahi Yusuf iyo Baarlamaanka koonfurta soomaaliya oo isku bedelay waji qabiil..+Sawiro Dec,16,2008

Shuun Isaaq ayaa dacwo ka dhana Abwaan Maxamuud Abdulahi Isse (Sangub) maanta u gudbisay ciidamada maraykanka ee degan wadanka Jabuuti..+Sawiro Dec,16,2008

Cabdilahi  Yuusuf oo Ra’isul Wasaare Magacaabay.
Dec,16,2008

Todobaadkan iyo socdaalka aduunka waxyaabihii ka dhacay kuwa ugu yaabka badan.+ Sawiro yaabl eh .Dec,15,2008

Musharaxa u tartamaya xilka madaxwayne nimada Puntland Mudane Cali cabdi Awaare ayaa maanta galinkii danbe soogaadhay magaalada garoowe halkaasi oo siwayn loogusoo dhaweeyay isaga iyo wafti balaadhan oo uu horkacayeyba...+Sawiro Dec,15,2008

Daawo :Goobaha diwaangalinta Burco oo maalintii labaad gashay  iyo  muqaalka caruur dadoodu tahay 10 oo diwaangalinta ka qayb galaysa...Dec,15,2008

 

 Sheekh Shariif "Waxaa jira talooyin naloo soo jeediyay ee ah inaan ka mid noqono Dowladda Embighat" Oct,30,2008

Ciidamada dowlada  Cabdilahi Yusuf oo Ilaa 10 Neef oo Geella ku laayay kadib markii uu soo jiiray dhufeyso ay ku lahaayeen Xaruntii Guulwadayaasha ee magaalada Muqdisho. Oct,30,2008

 Arbaca:Wararka Soomaaliya.. Oct,29,2008

Goobaha diwaangalinta gobolka Awdal oo uu komishanka qaranka J/ Somaliland ku kordhiyey 11 gobood..Oct,28,2008.

 Axad wararka  Soomaaliya..Oct,26,2008

 Kooxda Qaranka Fanaaniinta Nigeria oo filim muusig tageero usoo dirtey Obama..Oct,22,2008

 

 


Sil silado Qaraxyo ah oo maanta gil gilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.Nov,30,2008

Markab hor leh oo walxaha Kiimikada sida oo gacanta u galay Kooxaha Burcad badeedka ..  iyo wararkii soomaaliya oo goos goos ah Nov,28,2008

Dawlada Somaliland oo shaaca ka qaaday mid ka tirsan dadkii geystey qaraxyada argagixisadu geysteen. oo magaciisa la odhan jiray Shirwax Axmed oo ka tirsanaan jiray Alshabaab ..Nov,27,08
 Dhegayso

UN-ka oo si diiran usoo dhaweyay Heshiiskii Awood qeybsiga ay kala saxiixdeen Dowlada Cabdilahi yusuf iyo Isbeheysiga Dib u xoreeynta..Nov,27,2008

Ururka Alshabaab oo u digay Kooxaha dilalka abaabulan ka dambeeya Nov,19,2008

Ilaalo hor leh oo lagu kordhiyay amaanka Hoyga Ra'iisul Wasaaraha dawlada Cabdilahi Yusuf oo  ka degan yahay Magaalada Muqdisho.Nov,19,2008
 

Afhayeenka Milateriga "Gacmaha kama laabaneyno is ballaarinta Alshabaab ee G/Sh/Hoose amar kaliya ayaan sugeynaa" Nov,12,2008

Dagaalo xalay iyo saaka Degmada Ceeldheer ku dhex maraya Ururka Alshabaab iyo Dhalinyaro deegaanka ah ..Nov,12,2008
 

Culumaa'udiinka Waday dadaalada la isugu keenayo Maxkamadaha iyo Hogaanka Gudaha ee Maxkamadaha Islaamka oo kulmay. .Nov,10,2008

Qaar ka mid ah xoogaga ka dagaalama gudaha dalka oo yeeshay Dalad ay ku mideeysan yihiin.Nov,10,2008

Dadka maraykanka ah ee asalkoodu ka soo jeedo afrika oo ka qiiro hadlaya fursadan Obama hoos ka daawo Nov,04,20008

Gudoomiyahii degmada Baydhabo ee TFG-da oo qarax lagu dhawacay.Nov,01,2008
Milateriga TFG-da oo tacshiirad dhimasho iyo dhaawac sababtay ooda kaga qaaday gaari rakaab ah oo marayey agagaarka Ex-kuliyadii Jaalle Siyaad..Nov,01,2008

Maamulka Gobolka Sh/Dhaxe oo beeniyay in uu ka qeyb galay shirka Jabuuti. .Oct,31,2008 

 
 


 


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com