Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Dhakhtar Ingiriisi ah oo qaliin gacanta la jarayey wiil afrikaana ku sameeyey isagoo raacay email ay isdhaafsanayeen dhakhtar kale oo jooga london...Dec,04,20008

London(Saylac.com) Dhakhtarkan oo magaciisa la yidhaah David Nott ayaa waxa uu badbaadiyey wiil u dhashay dalka Congo oo 16 jir ah ka dib markii cusbitaal uu ka shaqaynayey loogu keenay wiilkan oo gacantu jaban tahay una baahan in laga jaro gacanta si loo badbaadiyo noloshiisa.

Dhakhtar David oo la shaqeeya dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee ka hawl gala dalka Congo ayaa talo ku ciirtay sidii uu wiilkan uga goyn lahaa gacanta waayo waa markii ugu horeysey ee uu qaliinkan uu sameeyo. Inyar ka dib ayuu dhakhtartu fikiray waxana uu email u diray dhakhtar kale oo ay london ka wada shaqayn jireen bal si uu uga caawiyo qaliinkan wiilka gacanta lagaga jarayo.

Wiilka gacantiisa waxa ku dhacay infections fara badan oo ka yimid jeer wabiga uu ku dabaalanayey gacanta burburisey. David waxa uu fariintii ugu horeysey ka helay dhakhtar kale halkaa ayeyna isku weydaarsadeen emailka nuuca chatka loo yaqaano ee lagu sheekaysto. Talaabo talaabo ayuu u raacay macluumaadkii uu ka helay saxiibkiisa kale ee joogay london halkaas ayuuna ku badbaadiyey noloshii wiilkan dada yar ee 16 jirka ah.

Ujeedada aanu u soo qaadnay qormadani waxay tahay in dadku hadii uusan xitaa lahayn khibrad ku filan oo ay hawl ku fuliyaan ay keeni karaan fikrado kale oo ay xal u noqon kara mashaakilada soo food saara.

Maxamed Xaaji
Saylac.com
London- UK

- To Submit Information Click Here -

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com