| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

Jaaliyada reer Awdal ee degan magaalada Dallas ee cariga maraykanka oo deeq xoolo ah soo gaadhsiiyey Cusbitaalka Magaalada Borama si munaasibada ciida loogu qalo dadka bukaanka ah ee Cusbitaalka Jiifa.. Sept,29,2008.

Borama(Saylac.com) deeqdan xoolaha geela ah ayaa waxa Cusbitaalka gudoonsiiyey Sheekh Cabdiqadir Aden Nuur (dhegaweyne) iyo Sheekh Cali Shucayb. dhinaca cusbitaalka waxa deeqdan gudoomay agaasimaha guud ee cusbitaalka degmada Boorama iyo xubno kale oo ka tirsan hawlwadeenada cusbitaalka guud ee degamada Boorama.


Jaaliyada ree Awdal ee ku dhaqan magaalada Dallas ayaa horey ka qayb qaatey dhismaha albaabaka hore ee cusbitaalka Boorama oo ay ku sameeyeen dibuhabayn dhisme cusub laga dhisay. Deegdan xoolaha geela ah ayaa waxay ku soo beegantey wakhti dadka u diyaar garoobayo munaasibada ciidul fidrida ah oo lagu wado maalinta bari ah in si rasmi ah looga ciido Jamuuriyada Somaliland.

Dahir Axmed Jirde
Saylac.com
Borama, Somaliland


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com