Shuun Isaaq ayaa dacwo ka
dhana Abwaan Maxamuud Abdulahi Isse (Sangub) maanta
u gudbisay ciidamada maraykanka ee degan wadanka
Jabuuti..+Sawiro
Dec,16,2008
Djibouti(Saylac.com) Dacwad aad u balaadhan oo ku
wajahan qabashada Abwaanka caanka ah ee soomaaliyeed
Maxamuud Cabdulahi (Sangub) oo hada ku sugan
magaalada Bandar Qaasim ee gobolka waqooyi Bari ee
Ismaamulka Puntland, ayaa maanta ay Shuun Isaaq oo
ah gabadh soomaaliyeed oo ka cadhaysan dacwado horey
lagu soo oogay Abwaanku inuu gabadh yar oo dadeedu
yar tahay faraxumeeyey ay u gudbisey wakaalada
Sirdoonka maraykanka ee fadhigoodu yahay dalka
Jabuuti .

Nuqulka dacwadan oo ay xafiiska arimaha dibada
Jabuuti maanta usoo direen shabakada saylac.com ayaa
waxa uu u qornaa sidatan:
Abwaan u dhashay dalka Itoobiya oo horey raadintiisa
maraykanku ku daba jirey danbi uu horey u galay oo
si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo ay ka taliyaan
budh cad badeedka geeska Afrika.
Maxamuud Cabdulahi Ciise (Sangub) danbiile ka
cararay dalka Maraykanka oo aan wali ciidamada
isbaahaysiga maraykanka ee fadhigoodu yahay dalka
Jabuuti ay ku guuldaraysan inay qabtaan. Ciidamada
Isbaahaysiga la dagaalanka argagixisada Maraykanka
ee fadhigoodu yahay dalka maraykanka ayaa inta badan
ka warqaba xarakaadka ay sameeyaan argagixisada
caalamiga ee Al qaacida lakiin ku guul daraystey
inay qabtaan jeelkana u taxaabaan danbiile Sangub oo
in mudo ahba ku sugnaa dalka Jabuuti.
Abwaankan oo lagu dacweeyey inuu kufsaday gabadh aan
qaan gaadhin ayaa waxa uu ka fakaday ciqaab
maxakamad maraykanka ku taali u diyaarisey isagoo u
cararay dhankaa iyo wadanka Abu Dabi, Una sii
dhaafay dalka Jabuuti uu si diiran ugu soo dhaweeyey
kaligii taliyaha dalka jabuuti Ismaciil Cumar Guleed.
Inkastoo maxakamada ku taala gobolka Minisota ee
dalka maraykanku ay amar ku bixisey in lasoo qabto
jeelkana la dhigo Abwaan Sangub, Ayaa waxa dhacday
in madaxweynaha dalka Jabuuti uu ku sharfo
baasaboorka dalka Jabuuti inuu ku meel maro abwaan
sangub si uu hawlo horumarinta dhaqanka iyo fanka
uga sameeyo dalka soomaaliya.
Hada waxa uu abwaanku ku raaxaysanayaa Huteel ku
yaala magaalada magaalada ay budhcad badeedka
soomaaliyeed gacanta ku hayaan ee Bander Qasim oo si
weyn ay ugu ilaaliyaan kooxo budhcad badeed ahi.
Qormadan oo aad u dheerayd lakiin aanu
akhristayaasha ugu soo qaadnay intii ugu nuxurka
badnayd ayaan dawlada Jabuuti iyo Ciidanka
maraykanka ee degan dalka Jabuuti midkoonka uu xiiso
sidaasa siisin waayo Abwaan Maxamuud Cabdulahi
Sangub oo ah Abwaan aad u caan ah magac weyna ku leh
dalka soomaliya iyo kilinka shanaad labadaba iyo
waliba isagoo dadka badankiisu uu si aada uga
horjeedo siyaasada dalka maraykanka ee ku wajahan
geeska Afrika.
Hussein Osman Saylac.com Djjbouti- Djibouti
maxay kuula muuqataa dacwadan lagu
soo oogay Abwaanku? kusoo hagaaji fikirkaaga
saylacnews@yahoo.com

Shuun Ishaq
Author:
Shuun Isaaq
e-mail
Phone: 078124655201
Warqadoo luqada Ingiriiska ku qoran hoos ka
akhriso
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Ethiopian playwright fugitive welcomed in the
pirates city of Somalia
American fugitive roams free under US Task force in
the horn of Africa
Mahamud Abdulahi Isse (Sangub) : a fugitive from
America, yet to be arrested by US task force.
United States Anti-Terrorism Task Force based in
Djibouti may claim to be aware of Al-Qaeda, but
wanted American fugitive embarrassingly escapes
justice under their watchful eyes.
A serial rapist and American paedophile who escaped
punishment after escaping trial to Dubai has finally
settled in the comforts of the city state of
Djibouti as a guest of honor by the dictator
president Omar Guelleh.
The disgraced former poster boy of Somalia's
military junta before its break up in 1991 walks
freely in front of US military men
and officials despite a world wide arrest warrant by
Hennepin County Court. Mahamud Abdulahi Isse also
known as Sangub, formerly an American citizen and
now decorated with a Djiboutian passport by the
Djibouti president to promote 'Somali Culture' and
often employed during rallies to organize endless
streams of singers along roads has emerged
untouchable and difficult.
Sangub is currently on assignment in Somalia's
pirate city of Bandar Qasim along with two prominent
Djiboutian playwrights as a goodwill gesture from
the Djibouti president. Bandar Qasim's warlords
committed to an agreement to establish the Djibouti
port as the sole exporter of livestock to the Middle
East. Local traders were banned to export
independently without having to transfer their
livestock to Djibouti's USAID built livestock
quarantine centre. Djibouti with hardly any
commodities of its own to export is greatly pleased
with this arrangement.
Djiboutian public were initially alarmed and
shivered in fear of association with Sangub, but
later were surprised by American idiocy:
'If the Americans cannot do anything to him, how can
they claim to be protecting the world from terrorism
when they can't even protect their children back
home' said Gimra Essin, a local truck driver.
Sangub is a veteran of escaping justice from the age
of 15 having been saved by his collusive mother
willing to protect her rapist child from Ethiopian
law. In a last-ditch attempt to save her son, she
sent him on the road from Dhegahbur of Ethiopia to
Hargeisa now in Somaliland. He had built a new life
as a poet and song writer, galvanizing the Somalian
public into joining his tribal campaign to continue
the military junta's oppression against the Isaaq
ethnic group. His career was brought to an end after
the liberation of former British Protectorate of
Somaliland in 1988 as he sought safety in Mogadishu.
He later joined the ever increasing flow of refugees
into Kenya as Siad Barre's regime finally collapsed,
eventually finding himself sponsorship from family
members in Minnesota.
Sangub and the rest of his group checked into the
International Village Hotel in Bender Qasim,
enjoying an official circuit of tribal chiefs,
journalists and warlords sympathetic to his past
glory during the military junta's era. The failed
Siadists later declared themselves 'Puntland State
of Somalia' comprising of presumptuous tribal
territories across the borders of Somalia,
Somaliland and Ethiopia. 'Puntland State of Somalia'
currently serves as recruitment and a safety haven
for pirates.

Shuun Ishaq
Author:
Shuun Isaaq
e-mail
Phone: 078124655201
|