| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

 shan sano ka hor maanta oo kale iyo  Madaxweyne Rayale

May,15,2008

sare dhaarinayso maanta oo kale.
Markii guddigii doorashooyinka qaranka ee SL natiijadii kama dambaysta ahayd ku dhawaaaqeen galabnimadii Sabtida ee 19- Abril -2003 in uu tartankii madaxweynenimo ku guuleystey musharaxa xisbiga UDUB,doorashadii ka dhacday JSL 14/04/2003.Kadib Madaxweyne Daahir Rayaale iyo M.Xigeen Axmed Yuusuf waxa loo dhaarinayey xilka Madaxtooyada JS.Land 16-May 2003-dii maalin jimce ah.
 
Waxa xafladdaa ka soo qaybgalay golihii wakhtigaa ee Baarlamanka  wasiiro,madaxda xisbiga UDUB, taliyayaasha ciidamada, danjirihii Itoobiya u fadhiyay Soomaalilaand iyo martisaraf kale oo badan.Madaxweynaha iyo ku xigeenkii waxa lagu dhaariyey qasriga madaxtooyada.Gudoomiya maxkamada sare ee S.land Dr. Saciid Faarax, ayaa halkaa ka sheegay in uu qorayo qodobka 29aad ee dastuurka J.S.Land in Guddoomiyaha Maxkamada Sare dhaariyo qof kasta oo ay ku waajibtay in la dhaariyo inta aanu xilka qaban.
 
Madxweyne Daahir Rayaale dhaarta kadib wuxuu dadka reer Soomaalilaand ka codsaday in ay ku garabgalaan xilka loo dhiibay, waxana uu u sheegay in aanu la'aantood waxba fulin karin.
 
Waxa la filayaa in markale shacbiga somaliland codkooda si hagarla'aan ah usiiyaan Mudane Daahir Rayaale Kaahin marka lagaadho wakhtiga doorashada maadaama ay u arkaan Daahir Rayaale madaxweyanaha kaliya ee gaadhsiin kara meesha ay hiigsanayaan,halkaasna markale loogu dhaariyo jagada madaxweyaha mudo shan sano ah.Taas oo ka dhigaysa Daahir Rayaale madaxweynihii ugu mudada dheeraa uguna deeqsisanaa dhanka gobolo bixinta ee soo maray soomaliland.
 
 Jawhar Qalinle
 
  korwaayeel@hotmail.com
 


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com