| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Hay'ada UN Habitat oo deeq xafiis soo gaadhsiisey D/Hoose ee Borama
April,27,2008

Borama(Saylac.com)-Xaflad loo sameeyey Gudoomida qalabka ay siday hayda Habitat ayaa lagu Qabtay xarunta maamulka Degmada Boorama.
waftiga hayada Habitat waxa hogaaminayay Madaxa hayada UN-HABITAT HARGAYSA, Mudane Liibaan Xuseen Daahir waxana wehelinayay sarkaal kale oo ka tirsan Habitat oo la yidhaa Mahdi Cumar sheekh, iyo Laba gabdhood oo ka la ah SAFIA Anderson RC office Un iyo Marry Bath oo iyaan ka scotey UN.

Dhanka Dawlada Hoose ee Deg/Boorama, waxa ka socday Kusiisimaha Meeyarka Deg/Boorama ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Degaanka ee Deg/Boorama, Muumin Gadiid Cumar, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Deg/Boorama, C/risaaq Cali cismaan, iyo Agaasimaha waaxda Qorshaynta Dawlada Hoose ee Boorama, Eng. Maxamed Xasan Cumar (Gando)

qalabkan oo dhamaa ama ahaa 57kuri fadhi 16 Kursi oo kuwa wareega ah, 4 Computar, 1 printar.1 Phot copy ah, 18 miis, Afar xabo USP, qalabka dabka ka ilasha computarda.

Ugu Horayn waxa hadalka Furay Xog. C/risaaq Cali Cismaan, oo u mahad celiyay hayada Un-habitat kuna wareejay hadalka kusimaha Meeyarka Deg/Boorama Muumin gadiid cumar, Meeyarka oo aad ugu mahad naqay wax qabadka joogtada ah ee habitat ay mar walba lagarab Jogto dawladaha Hoose iyo dhismayaasha ay u samaysay kuna dhiiri galiyay inay halkaa ka sii wadaan caawimada iyo kor u qaadka Aqoonta ay ka kaabaan inta badan dawladaha hoose, hayadaha na caawiya way amaanan yihiin siiba habitat, ii si gaara aan u amaanayo wax qabadka kala go,alahayn ee ay na siiso, maanta waan iniga gudoonay qalabkan aad na siiseen ee daba socda Gurigii aad Hore noogu dhisteen, ahaydna inaan Horay u helo haday soo daahdayna wax ku jabani ma jiro, waanan ilaashan Doonaa, Xafidanaynaa kana faaidaysan doonaa aadna waan ugu Baahnayn. qalab xafiiseedkan aad maanta noo Keenteen.

Waxa xaga hayada u hadlay madaxa waftiga Habitat. Liibaan Xuseen Daahir, oo u shaagay noocyada qalabkani ka kooban yahay, kuna dar daaray shaqaalaha iyo madaxda dawlada Hoose inay wax ka sii bartaan Computarada shaqo kaliya ama wax ku qor maaha ee Cilmi badan ayaa ku jira kana barta, ilaashada dhowra xafdida, ayuu liibaan ku dar daaray.
Liibaan ayaa sheegay in wax qabadka hayada habitat halkaa ka si socon doono Mashaariic kalana ay soo wadaan hayado ilaa shan ahna heshiis ayaan ku galay inaan sii Xoojino kor u qaadka adeega dhismayaasha Dawladaha Hoose ee Degmooyinka, tirokoobkii Guryaha tababarida shaqalaha Xildhibanada, waan sii wadi doonaa, waxaanu is baray labo hablood oo ajaaniba kana Socda hayadaha .liibaan oo ka cudur daartay daahida qalabkan oo ay ahayd in bari hore la keeno waxayn ahayd 2006dii markii dhismaha fooqu dhamaaday.


Sida uu saylacnews u sheegay Agaasinaha waaxda Qorshaynta ee Degmada Boorama, Eng. Maxamed Xasan Cumar (gando) Dhismaha Fooqa ah ee Dawlada Hoose waxaa maal galisay UNDP waxana fulisay hayada HABITAT, dhisamaha waxa qaatay Shirkada Dhismaha ee Shaafici. waxana la dhisay Fooqan 2006dii intaa oo dhan waan sugaynay qalabkan maanta oo ah kii la dhigi lahaa waanan ka gudoonay hayada Habitat iyada ayaana maanta qalabkan nagu caawisay waxanu joogaa lacagdhan 15,ooo. $ sidaa waxaa yidhi Egn Gando. oo duljoogay kuraasta iyo Miisaska Computerada habitat u keentay xafiisyada dawlada Hoose Boorama.



Dahir Axmed "Jirde"
Saylac.com/ Borama/ Somaliland


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com