| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Dugsiga Hablaha Boorama, ayaa maanta loo sameeyey xidhitaankii Sanad Dugsiyedka
Nashiido ardaydu qaadayaan maqal  Sh. Xasan Daheeye oo ka hadlaya munaasibada Maqal Qaybta 3aad maqal
June,03,2008
     Sawiro Badan
Borama(Saylac.com)-Ardaydana waxa Halkaa Lagugudoon siiyay Abaal marino Ay ku farxaan waa Kuwii Galay Kaalmaha Ugu horeeye, Edaaba, taNadaafada,

Xafladan Sidawayn loo So agaasimay waxa Iskugu Yimidwaalidiinta Ardayda iyo Maamulka wasaarada Waxbarashada, oo uu Horakacayo Usuduwaha wasaaradaWaxbarashadaG/AWdal Daahir maxamuud xadi.

Ugu Hoarayn waxa Hadal Soo Dhawayna iyo Faahfaahin DUgsiga ah ka Jeedisay maamulaha DUgsiga Hablaha Boorama,Fadxiya C/salaan Faarax.waxana ka mid aha Hadaladi fadxiya,Sidaa Ogtihiin Dugsigan waxa wax ka barta Hablaha oo kaliya macalimiina waxa sidoo kale ka ah hablo, waana dugsi Ugaara waxbarashada hablaha waana Dugsi barayfada, waxana maal galisa ama uu hoostagaa Jumciyada Haweenka ee (IDIL) oo ay Gudoomiye u Tahay Faadumo xasan Alleel.waxana kale oo dugsigan ka mida Hoosna Yimaad, Dugsiga Wiilasha ee(Iftin) Maamulana ay ka tahay FaaduMo Sh. Cali.waxa kale oo dUgsigan ka Xadaanada, Caruurta Al-Kawsar.
Hadaan inii sheego Tirada kala Dhigata Dugsiayadaan, kan hablaha waxa Dhigta (87) Arday, Dugsiga Iftin iyo Xadaanada Al-Kawsar waa(92) Arday.


waana Ilaahay Mahdii maanta waxaan u fadhinaa Xidhitaankii sanad Dugsiyedka Natiijadii Imtixaanka oo Loo sheegayo iyo Kaalamaha ay kala galeen Ardaydu, waalidiinta iyo wasaarada waxaan ku salmayaa salaanta Islaamka, Dugsigan wanaaga iyo Qiimaha uu leeyahay waxaan ka Garan Doonaa Mustaqbaka dhow.
DugSiga hablaha oo lala maateeneeyey Dugsi Ku yaal Uk. Shool.Welef.cardif. waxana naga caawisa xaga wax barashada hauada UNICEF.

Isuduwha Wasaaradawaxbarashada G/Awdal Daahir maxamud xadi, oo ka hadlay Munaasibada Xidhitanka Dugsiga ayaa KuAmaanay hablaha macaliminta ah tayada waxbarasho, ee Dugsiga Uguna Balan qaaday Inuu Macalimiinta Hablaha, ee Dugsigan Jaamacad Udiri Doono Si kor loogu Qaado Aqoonta hablaha,

waalidiinta madasha ka Hadashay ayaa Ku Amaanay Dugsigan Inuu yahay kUwa Ugu Horeeye ee wax ay Ka faaidaan caruurtoodu. kana Tilaaman yihiin
Ardayda ama caruuraha Meelaha kale wax uga Barta.
Dugsiga Hablaha lix Dugsi ayaa dalka ka Furan waxa si fir fircoon u shaqeeya Kan Boorama, sida waxa Yidhi Oday ka mida Waalidiinta Ardayda.
waxana halkaa lagu gudoon siiyay Abaal marino ay ku farxeen Ardayda Dugsigani.


Dahir Axmed Jirde
Saylac.com . Borama/Somaliland


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com