| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Daawo:Cabdulahi Yusuf oo ilaaladii gaarka u ahayd kala bedelay ..Dec,17,2008

Baydhabo(Saylac.com) Ilaalada gaarka ah ee Cabdilahi Yusuf qaar ka tirsan ayaa saylac.com u sheegay in amar lagu siiyey inay hawlo kale qabtaan oo aanay ka soo xaadirin guriga madaxtooyada baydhabo ee uu degan yahay Cabdilahi yusuf.

labadan nin oo saylac.com ka dalbadey inaan magacooda la sheegin ayaa waxay cadeeyeen in xalay saacadu markay ahayd geeska afrika 9:30 amar degdega la siiyey inay guryahooda ku laabtaan iyadoon wax sabab ah loo raacin. "Waxaanu filaynay in marka subaxa waagu beryo naloo yeedhi doono lakiin ilaa hada wax noo faahfaaha sababta shaqada nalooga fadhiisiyey ma hayno" ayuu yidhi mid ka mid ah labada nin ee Booliska ahi.


Shabakada saylac.com oo isku dayday inay wax ka weydiiso arinkan saraakiil sarsare oo ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Cabdilahi Yusuf ayaa waxay dhamaan ka gaabsadeen inay wax ka ogyihiin amaba kayidhaahdaan arinkan. Khilaaf aad u ba'an oo maalmahan dhex yaala baarlamaanka Baydhaho iyo Cabdilahi Yusuf ayaa la odhan karaa inay dhacdadani salka ku hayso waana wax iska caadi ah inta badan marka uu hogaamiye tuhun qabiil galo inuu kuwa ugu dhawdhaw isku xeero kuwa kalena cirka u diro.

Saylac.com
baydhabo - Somalia


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com