| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Musharaxa u tartamaya xilka madaxwayne nimada Puntland Mudane Cali cabdi Awaare ayaa maanta galinkii danbe soogaadhay magaalada garoowe halkaasi oo siwayn loogusoo dhaweeyay isaga iyo wafti balaadhan oo uu horkacayeyba...+Sawiro Dec,15,2008

Garowe(Saylac.com)Musharaxa ayaa dadka kala hadlay fagaare ku yaala magaalaa Garoowe isagoo si weyn u sheegay inuu ku rajo weyn yahay tartanka madaxweyne nimada Ismaamulka Puntland inuu ku guulaysan doono.Musharax Cali Cabdi Awaare ayaa si weyn looga soo dhaweeyey isagoo dadweynuhu u joogsadeen duleedka magaalada Garoowe ilaa suuqa hareerihiisa.
Dadwaynaha magaalada garoowe oo iyagu musharax kasta oo soogaadha magaalada garoowe gacmo furan kusoo dhaweeya ayaa hadana waxaa la,odhan karayay waxaa saaka musharax cali cabdi awaare loosoo dhaweeyay qaab kaduwan Qaabkii loosoo dhaweeyay musharaxiintii hore ee soogadhay magaalada garoowe.

Waa markii ugu horeysay ee uu Mudane Cali Cabdi Awaare uu bulshada ku dhaqan magaalada Garoowe ee isaga tageersan kula hadlo fagaaraha kuyaala magaalada Garoowe.


Siciid Axmed ( siciid ingineere)
Saylac.com- Garowe Puntland    Email:Saylacnews@yahoo.com
 


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com