| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Wafti uu hogaaminayo Duqa Magaalada Borama Mudane Cabdiraxman Shide Bile oo London soo gaadhay
April,24,2008

London(Saylac.com)-Waftigan oo uu horkacayey Duqa magaalada Boorama Mudane Cabdiraxman shide Bile ayaa waxay maanta kasoo degeen madaarka caalamiga ah ee Heathrow airport ee Magaalada London. Waftiga waxaa halkaasi ku sugaayey oo si diiran ugu soo dhaweeyey dadweyne fara badan oo reer Awdal ah oo hallkaasi ku sugaayey.

Waftigan oo martiqaad rasmi ah ka helay Magaaladan Heleney ee dalkan ingiriiska oo ay mataano yihiinmagaalada Borama ee dalka Somaliland ayaa sida lagu waddo usii gudbi doona magaalada Henley.

Ka dib waxaa loo dhaqaajiyey hooygii loogu tala galay waftigaasi inay
Ku sugnaadaan shalay oo ay si is daba jooga ah ugu qaabilayeen dadweynaha Reer Awdal ee ku sugan magaaladan London iyo guud ahaanba Dalkan ingiriska ayaa waxa uu Duqa magaalada Boorama Mudane Cabdiraxman shide Bile uu dadweynaha reer Awdal kala hadlay xoogwaranka dhulkii hooyo iyo xaaladaha lagu jiro .

Intaa ka dib, saaka ayey waftigu u anbabaxeen Magalada Heleney, halkaasi oo ay waftiga sii dadaheeyeen gadiid fara badan oo dhalin yaro reer awdal iyo guud ahaanba dhalin yaro reer Somaliland ihi ay wateen si ay gaadhsiyaan Mayor heleney iyo gudoomiyaha Borama-Heleney friendship chairman Mr. Page iyo qaar ka tirsan councilka heleneyoo iyaga ogoladay codsig ah in ay hal maalin London Waftigu kula kumaan Dadweynaha Reer Borama ama Reer Awdal inta any waftigu guda galin programe kooda shaqo ee Borama-Heleney friendship ay ugu talo galeen
 

Wararka socdaalka Duqa magaalada Boorama ee uk kala soco saylac.com


Saleban farax
Saylac.com
London, UK


 


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com