| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay xeerka dhulka
April,20,08

Hargeysa(Saylac.com) - Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Dhulka xeer NO-17 oo wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyay, kaasoo muddo laba sano ah horyaalay golahaasi.

Fadhigii shalay ee aqalka Wakiillada, oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Cabdi-raxmaan Maxamed Cabdilaahi [C/Raxmaan Cirro], waxa madasha ka soo xaadiray 43 mudane, waxa ogolaaday xeerka dhulka 27 Mudane, waxa ka aamusay 11 mudane, waxa diiday 4 mudane Gudoomiyuhuna muu codeyn, sidaana uu ku ansaxay xeerku.

Xeerkan oo markii hore ay xukuumadu soo curisay isla markaana horkeentay Golaha, ayaa Guddi goluhu u saaray ay ku sameeyeen dhawr qodob wax ka bedel iyo kaabis, kuwaasi oo kala ah Qodobada 5-aad, 7-aad, 28-aad iyo 29-aad ee xeerkan.

C.Qani X. Baynax
Saylac.com
Hargeysa/ Somalilalnd


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com