Borama(Saylac.com) Dawlada
Masaarida oo Jaamacada Camuud ugu deeqday 20 Macalin
oo waxa ka dhigi doona kuliyadaha kala duwan ee
Jaamcada Camuud. Hormuudka Jaamacada Camuud Pro
Suleiman Axmed Guleed oo ka waramaya arintan iyo
waftiyo heer sare ah oo ka kala wadamo kale kuna
sugan Jaamacada Camuud Jun,07,2008. .Maqal


Dahir Axmed Jirde
Saylac.com Borama/ Somaliland |