| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Daawo:Baalmaanka Baydhabo oo soo jeediyey in Cabdilahi Yusuf xilka laga qaado ..Dec,17,2008

Baydhabo(Saylac.com) Qalabiyada xubnaha baarlamaanka Somaliya ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa maanta isku raacay
in dacwad ka dhana Cabdilahi Yusuf la hordhigo xubnaha baarlamaanka , dacwadan oo ay qaar ka tirsan baarlamaanka Baydhabo ay
si xoogleh usoo diyaariyeen si moshan ka dhana Cabdilahi yusuf la soo hordhigo xubnaha Baarlamaanka Baydhabo.

Nuqul dacwadan ah oo saylac.com ay soo gaadhsiiyeen qaarka tirsan xubnaha Baarlamaanka Baydhabo ayaa waxa ku cadaa qodobo
cadcad oo tibaaxaya kubaaqid in xilka madaxweynenimo laga xayuubiyo Cabdilahi Yusuf. Dacwada lagu soo oogay Cabdilahi Yusuf
ayaa waxa ugu weynaa:

1- Inuu ka horyimid geedi socod kalsta oo nabada loo marayo

2- inuu ku tuntay nidaamka cahdi qarameed ee lagu gaadhay Kenya

3- Inuu Dastuurka iska indho tiro kaligii taliyenimana ku kaco goor walba

4- iyo inuu kala qayb qaybiyo baarlamaanka soomaaliyeed qabiil ahaana u xagliyo maamul goboleedka Puntland

5- Inuu lunsaday hanti qarameed oo ka badan 500, Milyan oo dooralka maraykanka ah oo dawladaha shisheeye ugu talo galeen
geedi socodka nabada Soomaaliya .

6- Inuu ku gacan saydhay heshiiskii ugu danbeeyey ee lagu gaadhay Jabuuti

7- iyo ta ugu daran ooo ah magacaabidii Ra'iisul Wasaaraha uu jeebkiisa kala soo baxay shalay oo baarlamaanku gabi ahaanba ku
gacan saydhay isla markaana aan waafaqsanayd dastuurka uu isagu laftiisu ku saxeexay Kenya.


Moshinkan xilka lagaga xayuubinayo Cabdilahi Yusuf ayaa waxa dadka badankiisu ka shiki qabaan inuu dhalin doono khilaaf
siyaasadeed oo horleh iyo dagaalo ka dhex dhaca Puntland iyo Koonfurta soomaaliya

Saylac.com
Baydhabo


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com