| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

Dadweyne aad u tiro badan oo iska soo daba diraayo cabasho ay ka qabaan Sheekh Dhawaan Taliyaha Booliska Wajaale jidh dil u gaystey hantidiisiina uu kala wareegay kuna kharash gareeyey xaflad aroos oo uu ku qabsaday Gabiley..Dec,14,2008

London(Saylac.com) Warqadaha oo aad u badnaa dhamaana ku baaqayey in taliyaha Booliska wajaale is casilo ama jagada laga xayuubiyo ayaanu idiinka soo qaadnay dhawrkan qormo ..

Axmad shamax Naderland Dec,14,2008
Waxaan marka hore salaan gaara usoo gudbinayaa wariye qaaliga aan marnaba runta ka gagban daahir jirde waa wax lala yaabo nin taliye sheeganayaa in uu ula dhaqmo muwaadin udhashay wadanka sidaasi oo kale waa wax aadaminamada ka baxsan wadankasda oo aad joogto aan lagugu amayn karin laakiin somaliland sidaad ogtiihinba walalayaal waxaa ka jira labo muwaadin muwaadin darada koowad ah iyo mid ka labaada ka koowaad lama dulmin karo xaq ayuuna leeyahaywaana cida snm ay ka sooo jeeday inta kale waa reerka reerka dabayaala ka sii dabayaala waana dad aan xaq iyo xuquuq badan lahaynaniag waxay ila tahay waxani waa wax laga dagaalamoee ma ka dagaalami karnaa waxaan isna la yaabanahay sheekha ku sheekaynaaya waa i dhirbaxay maxaa isga ka hor taagan haduu muwaadin yahay in uu nafdiisa difaacowaxaan ugu baaqayaa dhalinta awdal salal gabilay in aan ururino lacagtii ninkaasi lagu dili lahaa oo run ah walaahi waxaan ku baaqayaa in aan baxin doono 400 uuro anigu ma igu raacsan tihiin waayo sharafdeeniii ayaa asgari yar oo aan waxba ahayn ku dheelaywaan tii ay da ka dagaalameen horteen hadana iyagaa halkii wa ka wada inana maxa ina gudboon
---------------------------------

abdisalam mahdi omar" dila666@hotmail.com Dec,14,2008

marka hore waxaan salaan aad u diiran gaarsiinayaa wariyaha bashiir sheekh omar good oo aan ugu mahad naqayo warka rasmiga ah ee uu naga soo siiyay arinta muwaadinkaa lagu cabudhiyay wajaale ee ka baxsan bani.aadanimada uuna ku dhaqaaqay qof cunsuri ah oo waxyaalo la soo dhaafay ilaa hada aaminsan waxaa u sheegayaa hadii wax degdeg loga qaban waayo ninkaa isaga ah waa in ay dawlada soomaali land ogaataa waxii ka dhaca in ay iyagu dusha ku qaadan doonaan . anaguna waxaan awood u leenahay in aanaan ka hadhin doonin awood sheegashada caynkaa ah . waxaa si degdega uga codsanaynaa in wax laga qabto cunsuriyadaa oo ah mid aan loo adkaysan karin .qofku danbi waa uu gali karaa ma difaacayoeedanahaysanaha laakiin xeer ayaa caalamka jira iyo xaquuq uu leeyahay muwaadin kastaa ninkaa isagu haduu uu cuqdad kale hayso ha iska cadaysto aniga oo aan ilaa hada garanayn cida uu yahay laakiin aaminsan wariye good warkiisaa waxaan rajaynayaa in aan war degdega maqli doono

abdisalaam mahdi omar
djibouti

----------------------------------------------
AXmed Sicid cumar indha yare Newszeland Dec,14,2008

Jaaliyada ree wajaale ee degan dalka New zeland waxay halkan cambaareynaysaa taliye ku sheega booliska degmada wajaale ee sheekha bahdilay waxaanu leenahay alaha ku bahdilo sharafina kuuma hadhin ee Ilaahaaga u toobad keen cafisna weydiisy. hadii aanu ka maqli weyno raali galin wakhtiyada inaga soo dhaw waxaaan balan qaadaynaa in ninkaa taliyaha ah iyo kuwa ku taageersan xumaha danbiga diinta iyo dadkaba uu ka galay ina u dhibtu iyaga ku danbayn doonto goor ay noqotaba. jaaliyada magacaanteed waxay kala yihiin.

Axmed Siciid Cumar
Jamac hindi warsame
yaxye ismcaiil kaamil
hasan omer dugsiiye
Eng. Sulaymaan Daahir
Saamiya Maxamed Idiris
Luul Nuur Cabdikadir
Dahir Xaaji Alaale
Bookh Faarax
iyo kuwo kale oo aad u badan oo aanan halkan kusoo koobi karin. waxaan ugu danbayntii ugu baaqaynaa dawlada somaliland gaar ahaan gobolka gabiley inuu ninkaa casilo hadii kale wixii ka dhaca yaan loo ooyin.

----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Barkhad Sheekh Abdirixiim USA Dec,14,2008


Horta qabiil meeshu maaha anagu waxaan nahay dhalin yaro Habar awal ah oo warkan ka akhrisatey saylac.com runtiina aad ayaan u anfariirney markaan maqalay codkii sheekha oo aan ka murugoonay waana macal asaf in taliye loo diray bulshada danteenu inuu sidaa yeelo waxaan leenahay aqoonsiga somaliland sidan kuma imanayo hadaan la joojin dadka iyo culimada sidan loo galayo ree wajaale waxaanu leenaha xaal qaata kun jeer ninkana sida ugu dhakhsiyo badan waa in sharafta iyo taliye nimada labadaba laga xayuubiyaa waa hadii la doonayo qaranimo taam ah hadii kale waligeenba aan isku meeraysano meesha wax ka khaldan yihiina aan indhaha iska qabano.

magacaanta aqoonyahanada iyo dhalinyarta igu raacsan qoraallkan

1- Elyas Yusuf Maxamed
2- Cadbirashid Hassan Rooble
3- Guleed X. Nuur
4- Samater Sheekh Cumar
5- Aniisa Maxamed Maxamuud
6- Barni Cabdiqani Jaamac
7- Barliin Gama
8- Xaaji Maxamed Nuur
9- Bashiir yusuf maxamed

dadkani dhamaan waxay joogaan dalka maraykanka.


Wabilahi tawfiiq

_______________________________________________________________________________________________________________________


hadii aad taageersan tahay cambaareynta ninkan taliyaha booliska wajaale ee Culimaa udiinka jidh dilka ku sameeyey kusoo hagaaji rayigaaga saylacnews@yahoo.com

Maxamed Xaaji
Saylac.com
London UK
 


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com