| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

Cabudwaaq. 23. April .-Ilaa 4 qofood ayaa inta la og yahay ugu geeriyooday Biyo la’aan ka jira Deegaano hoos Taga Gobolka Galgaduud oo ay abaaro baahsani ka jiraan.

Dadkani geeyiyooday ayaa la sheegay in tiradooda ay gaareeyso inta laga war hayo ilaa iyo 4 ruux oo Biyo la’aan iyo nafaqo dari iyo weliba abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud ugu geeriyooday deegaano ka tirsan gobolakaasi.

4 ruux ayaa 3 ka mid ah waxa ay ugu geeriyoodeen Deegaanada gobolka Galgaduud gaar ahaan Duleedka Degmada Cadaado nafaqo dari iyo hoon Baahsan kuwasi oo meeydadkooda laga helay Bariga magaalada Cadaado kuwaasi oo kala ahaa Labo gabar iyo wiil isla goobna ka soo tagay.

Midka kale ayaa meeydkiisa laga helay deeganada Dhul Geesoole iyo Cabduwaaq inta u dhexeeysa kaasi oo haraad ugu geeriyooday halkasi waxaana meeydkiisa laga helay Meel hoowd ah sida ay ehelada Maraxuumkasi u sheegeen Shabelle.

Dadka u geeriyoonaya Abaaraha iyo Jiillaalka ka Jira Deeganada Woqooyiga gobolka Galgaduud in kasistoo dadkaasi ay u geeriyoonayaan Nafaqo dari Baahsan oo soo food saartay

Mid ka mida dadka deegaanadasi oo shabelle u waramayay ayaa sheegay in jilaalka jira Aawgeed ay booyadii biyah geeysaa ay isla markiiba kala dhameeysnayaan dadka iyo duunyada halkasi ku nool abaarta ka jirta aawadeed

soo gudbin/ Shabelle faafin saylac.com


0QAADO%20DHISMAHA%20GAROONKA.gif

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com