|
Written by
Xuseen Axmed
|
|
Apr 12, 2008
|
Waxa wax
lala yaabo
noqotay sida
indho laanta
ah iyo
axmaqnimada
ah ee ay dad
badan oo
maangaab ahi
ay ugu
riyaaqayaan
ama ay ugu
soo sacabo
tumaan ragii
17-kii
sanadood ee
ina soo
dhaafay
iyagu
Somaliland
lugta
jiidaayay
ama dib u
dhacaas iyo
aqoonsi
laantaas
maanta inagu
habsatay u
sababta ahaa,
maalin walba
yaab leh
waxa ay ugu
argagax
badnayd
markii xisbi
ku sheega
Kulmiye uu
mar labaad
soo macmalay
gudoomiye ku
sheega
markii
horeba ku
guuldaraystay
in uu hanto
ama ay umadu
ku aaminto
xukunka
dalka iyada
oo loo
sababynaayay
arimo aad u
faro badan
oo aan
qoraalka kan
ka danbeeya
ku sooqaadan
doono kaasi
oo noqon
doona taxane
joogto ah.
Waxa jirta
maah maah
ah, Aniga oo
Abahay la
taag daran
ayaa
Abahayna uu
Aabihii ii
keenay, way
cadahay waxa
ay u jeedadu
tahay, taasi
oo aan
cidna ka
qarsoonayn,
oo ah
gudoomiye ku
xigeen ku
sheega ay
soo
macmaleen
xisbigaasi
Kulmiye ee
ay soo
doorteen
Muse Biixi
Cabdi, taasi
oo maanta
ayna sinaba
u suurto
galaynin in
maanta isaga
iyo
Siilaanyo
aan mar
danbe xil
lagu aamini
karin, taasi
oo ay tahay
in ay umada
Somaliland
labadoodaba
ay soo
aragtay
maamul iyo
musuq
maasuqooda
oo ay
lunsadeen
hantidii
umada,
markii ay
meel kasta
buuxsadeen
waxa ay
xitaa
boobeen
hantidii
guud iyo
dhulkii
umadu
lahahyd ee
guud
Siilaanyo
hadii lagu
horeeyo waxa
uu qaytay oo
qaatay dhul
uu Ilahay
uun qiyaasi
karo oo ay
dawladu
lahayd oo ku
yaala
magaalada
Burco
duleedkeeda,
waxa taas
sii dheer
isaga oo
lunsaday
hantidii
umada
xiligii uu
ahaa
wasiirka
maaliyada ee
Somaliland,
taasi oo
cadaynteedii
la hayo, oo
la hayo
qoraaladii
uu
madaxweynahii
hore ee
Somaliland
uu u qoray
mudane
Siilaanyo oo
uu kaga
codsanaayay
in uu xilka
ka dago
kadib markii
uu lunsaday
ama la
waayay lacag
ciidaasi ka
badan oo uu
isagu hayay
ama uu
masuul ka
ahaa,
Siilaanyo
waxa uu
masuul ka
ahaa baabii
iyo iska hor
imaadkii
beelahii SNM,
Ma amaanaayo
ragii ka soo
hor jeeday
ee ay is
hayeen
lakiin
iyagii
maanta
meesha way
ka baxeen
isagana waxa
la gudboon
iyo afarta
calancasta
ah in ay
umada ka hor
dhaqaaqaan
oo ayna iska
dhigin dad
maanta u xal
ah
Somaliland
ee ay
ogaadaan
abaal
xumidii ay
gashadeen
Somaliland.
Gudoomiye ku
xigeenka
Muse Biix,
waxa la
haboon in
aanu maanta
u soo
cumaamdan in
uu mar
labaad uu
umada xil u
qabto isaga
oo la soo
arkay ama la
yaqaano waxa
uu ahaa
markii uu
xilka
hayayay ama
soo qabtay
waxa looga
fadhiyaa in
uu umada u
soo celiyo
ceelasha
biyaha ah ee
uu qabsaday
iyo beerta
ku taala
Geedeeblay
ee ay
dawladu
lahayd waxa
xusid mudan
in uu haysto
oo uu
xaaraan iyo
xoog ku
qabsay
beertii
Tijaabada
xoolaha
qaranka oo
ay dhanka ku
hayso
ceelashii
waawaeynaa
ee umada
Hargaysa ay
biyaha ka
cabi jireen
, kuwaasi oo
uu beertaasi
uu xaaraanta
ku qaatay uu
ku
waraabsado,
Hargaysana
ay qayb
dhani biyo
laan u
dhimanayso
oo haraad
laynaayo,
markaa ma
masuulka
caynkaas ah
ayaa
maantana
raba in uu
markale
mansabka soo
fuulo, waxa
ayaan daro
ah in Dr
Gaboose iyo
Afar tuug oo
dunida
Bangiyadeeda
soo qarxiyay
ay u sacbo
tumaan
Siilaanyo
iyo Muse
Biixi, oo ay
umada hor
keenaan
markale
taasina waa
mid aan
dhacaynin.
Maskaxda iyo
caqliga
Gaboose waa
ta ku jirta
Cadde Muse
ee maanta
dadkiisii
iska hor iyo
daba keenay
waana
macangagaas
macanagagiisa
mana aha nin
umad iyo
xataa 10 qof
u talin kara
oo maamuli
kara, waxa
na haboon in
beenta kala
dhexbaxo
dadka
masaakiinta
ah ee aan
aqoonin
midabkiisa
dhabta ah ee
uu afarta
hogaamiye
dhaqameedna
aanu
seejinin
dhaqankooda
oo aanu
isagu haba
yaraatee la
dhaqan ahay.
Waxa ay
umadu kula
talinaysaa
Siilaanyo
iyo Muuse
Biixi in ay
umada u soo
celiyaan
hantidoodii
inta ayna
doorasho iyo
madaxtinimo
ka hadlin
hadii kale
waxa ay
sugaan waxii
ay iyagu
samayn
jireen uun,
oo aan ka
dherayn
dhinacood,
waxa aan
inyar
xasussinayaa
Siilaanyo
iyo Muse in
maanta ay
Somaliland
midaysantahay
oo ay bari
ilaa galbeed
ay dacalada
isku hayso,
waxa aydun
ahaydeen
ragii
diidanaa in
Somaliland
ay Caynabo
dhaafto ee
colaadaha ka
dhex
abuuraayay
beelaha wada
dega
Somaliland
ee diidanaa
in la
midoobo
maanta ma
xaad
doonaysaan
ma waxa
idinka
dhamaaday
waxaad
qaadateen
mise waxa
aad
doonaysaan
in aad
godkii laga
soo saaray
ku celisaan,
qoraalada
danbe waxa
aad kula
socotaan
warqadii uu
Siilaanyo
caalmka u
diray markii
lagu
dhawaaqay
gooni
isutaaga
Somaliland
taasi oo uu
lahaa ma
aqoonsani
dawlada
Somaliland
iyo
xukumadiii
C/raxmaan
Tuur, manuu
islahayn
malaha Tuur
waa
dhimanayaa
ee
Somaliland u
tudh,
Waxa uu
qoraalkani
qaybtiisa
hore aan ku
soo gabo
gabynayaa
Nin hadii uu
seexdo oo uu
soo tooso
waa isagii
uun waxana
ka dhigan
Siilaanyo
iyo Muuse
Biixi,waxbana
iskmay
badalin ee
waa iyagii
uun
Xuseen
Saalax Axmed
soo gudbin/Qarannews
faafin/
Saylac.com |