| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Culimada Soomaaliyeed oo tacsi u diray qaraabada dadkii lagu xasuuqay Muqdisho
April,27,2008

بسم الله الرحمن الرحيم

إنا لله وإنا إليه راجعون

اللهم اأجرنا في مصيبتنا واخلفنا خيرا منها

Waligeen Iloobi mayno Allaha u naxariistii Jano haka waraabiyo ehaladii iyo umada soomaaliyeedna Samir iyo Imaan Allaha ka siiyo Amiin- amiin (Saylac.com)

Tacsi

Qalbigu wuu murugaysan yahay, ishuna way ilmaynaysaa, mana oranayno wax Alle raalligalinaya mooyee wax kale.

Waxaan ka murugaysanahay dadkayaga cadawgu ku xasuuqay magaalada Muqdisho gaar ahaan culimada iyo xercilmiga lagu xasuuqay masjidka Al-hidaaya ee xaafadda Waxaracadde.

Waxaan annaga oo la murugaysan halkaan tacsi uga diraynaa qaraabada, ehelada, saaxiibada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen gacalkoodu.

Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa qaraabada, eheleda, saaxiibada iyo ardayda Sh. C/laahi Maxamuud Ciise oo ka mid ahaa culimada ugu waaweyn dalka Soomaaliyeed iyo Sh. Siciid Yaxye oo ka mid ahaa ducaadda ugu waaweyn gobolada koonfureed.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa dhammaantood in uu ka dhigo SHUHADAA’, dambigoodana dhaafo, uuna koryeelo darajadooda, dadkii ay ka geeriyoodeena uu ka siiyo sabir iyo iimaan … Aamiin.

1. Sh. Cali Warsame Xasan
2. Sh. Bashiir Axmed Salaad
3. Sh. C/qaadir Nuur Faarax
4. Sh. Yuusuf Aadan Maxamed
5. Sh. C/naasir Xaaji Axmed
6. Sh. Maxamuud Ciise maxamuud
7. Sh. C/laahi Cabdi Cali (Makawi)
8. Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan
9. Sh. C/laahi Sh. Nuur
10. Dr. C/qaadir Max’ed C/laahi (Garre)
11. Sh. Maxamed Idriis Axmed
12. Sh. Xasan Maxamed Ibraahim
13. Sh. Axmed C/samad
14. Sh. C/fattaax Xasan Axmed (Shimbirow

tacsi ka dir halkan saylacnews@yahoo.com

La xiriir: dacwah@hotmail.com


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com