|
Waraysi madaxda barito
ee dalka oo ah Ururka
Siyaasiyiinta dhalinyarada Xorta ah ee fadhigiiisu
yahay Boorama,..Sept,27,2008
Borama(Saylac.com)Wax yaabaha
doodu su saabsan tahay waxa ka mida xaaladaha
dalku ku jiro, khilaafka kulmiye, socdaalka
madaxwaynaha, Tahriibta iyo Sportiga
oo dhalinyarada khaasatan Ugaara oon inta badan ka
hadalo, Gudoomiyaha Ururka Siyaasiyiinta da'da yar..
Dhegayso waraysiga
dhalinyarada

Ururka Siyaasiyiinta
dhalinyarada Xorta ah ee fadhigiiisu yahay Boorama,
Hadii aad jeceshahay inaad ka qayb
qaadatid doodaha nuucan ah la xidhiidh wariye Dahir
Axmed Jirde ama saylacnews@yahoo.com
Saylac.com Borama Somaliland
|