Gabiley (Saylac.com) Xafladii
munaasida wanqasha gobolka Gabiley iyo siday u
dhacday.. May,25,2008
Maqal
+
Sawiro badan
Culimaa udiin iyo saladiin ka socday Awdal
ee ka qayb galay wanqasha gobolka Gabiley oo uu
hogaaminayo Sheekh Cabdilahi Sh Cali Jawhar.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo madax kale
oo ka socota xukumada somaliland oo ka soo qayb
galay xaflada
Gabadh Awr dhaan ah hogaanka haysa (waa astaanka
hidaha iyo dhaqanka lagu faano ee quruxda huwan)
Salaadiin iyo Culimaa- udiin ka hadalaya faraxada
wanqasha gobolka Gabiley.


Aqoonyahanada ka gobolka Awdal ee ka soo qayb
galay xaflada (Xamaal)
Wasiirka sadexda gole Mudane Cabdi Xasan buuni
ooo saxaafada u waramaya.






Labada hogaamiye mucaarad ee somaliland Faysal Cali
Waraabe (UCID) iyo Silaanyo (KULMIYE) |