Dilla(Saylac.com)Xafladii
xidhitaanka dugsiga hoose/Dhexe ee Sheekh Nuur iyo
Cige Biile ee degmada Dilla, Gobolka Awdal..
Jun,02,2008
Qaybta
1aad Maqal













Dahir Axmed Jirde
Sayalc.com, Dilla, Awdal
Saylac.com aad ayey ugu
faraxsan tahay degmada dila oo run ahaantii ah
halbawlaha waxbarasho ee Gobolka Awdal in dib
ardayda loo abaabulo degamadana la dhiso.
Hadii aad haysid wax faalo ah
oo ku saabsan xafladan kusoo dir saylacnews@yahoo.com |