| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
ILAAHAYBAA MAHADLEH,NABI MUXAMEDBAA SHARAFLEH(CSW).
 
Intaa ka bacdi walaalayaal waxa sharaf inoo ah inaan dhalinyaradeena udhisno garoon kubadeed oo daboola baahida soo jireenka ah ee dhalinyarada reer Awdal ka haysta dhinaca ciyaaraha.
 
Garoonka kubbada cagta ee Boorama oo la dhisaa wuxuu wax wayn ka bedeli doonaa hanaanka sportiga,wuxu dhisi doonaa hiyiga iyo habdhaqanka dhalinyarada soo koraysa, ciyaaruhu waxay dhisaan maskaxda iyo muruqa qofka,waxay dhalinyarada ka reebaan mukhadaraadka iyo wixii la halmaala.
 
Dhanka kale Garoonka kubadda cagta ee magaalada Boorama oo la dhisaa wuxu qayb wayn ka qaadan doonaa bilicda magaalada,waxa kale oo uu suuragalin doonaa in ay Borama martigaliso tartanka gobolada dalka.
Sidaas darteed waxan ku boorinayaa bulshada Reer Awdal gudo iyo dibadba inay ka qayb qaataan dhismaha garoonka kubadda cagta ee Boorama."Gacmo wada jirbay wax ku gooyaan".
 
Waxan idinku dhaafayaa
 
Garoonkaa la dhacayaan lahaa maanta sees dhiga e
Inaan jabiyo dhagaxiyo inaan biyaha soo dhaansho
Kolba dhinac ha joogtee haddaan dhoobo gadayaaye
Ninkastaa dhankiisaa la sugi inuu dhaqaajaaye
Dhudhun wada jiraa lagu dhisaa lagu dhameeyaaye
Ninkastow dhantaalaha ka dhawr dhagaxdhig weeyaane.

Jowhar Cabdisamad Qalinle(korwaayeel)



 
 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com