Hambalyo Hambalyo
Hambalyo..Eng:Qaasim Xaaji Siciid Maxamuud Iyo Marwo
Sucaad Salaan Cali oo Maherkoodu ka dhacay Magaalada
Hargaysa
Jun,09,2009
Qoyska Reer Xaaji Siciid Maxamuud Oo Kala Jooga
Dalalka Kala Ah Holland Norway Malaysia Iyo
Soomaalia Ayaa waxay tahniyad Kal iyo Laaba u
Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Eng:Qaasim Xaaji
Siciid Maxamuud Iyo Marwo Sucaad Salaan Cali oo
Maherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa Maanta oo
Isniina Waxaa Ayna Leeyihiin Noqda kuwa ku
raaxeeysta guurka iyo jiraalka hayaanka wadada dheer
ee nolosha aduunka is maqla, wadaaga jacay,xushamad
iyo kalgacal iftiimiya qalbiyada lamaano isu dhaxay,
Noqda Kuwii Kala Hela Wiil Iyo Caano Gabar Iyo Caano.
(1) Hooyo Cadar Muruud Cubaysh
(2) Hooyo Maryan Maxamuud
(3)C/llaahi Xaaji Siciid Maxamuud
(4)Axmed Xaaji Siciid Maxamuud - Iyo Xaaskiisa
(5)Maxamed Xaaji Siciid Maxamuud -Iyo Xaaskiisa
(6)Mukhtaar Xaaji Siciid Maxamuud
(7)Khadar Xaaji Siciid Maxamuud -Iyo Xaaskiisa
(8)C/raxman Xaaji Siciid Maxamuud
(9)Xaliimo Xaaji Siciid Maxamuud -Iyo Saygeeda
(10)Nimco Xaaji Siciid Maxamuud -Iyo Saygeeda
(11)Hindo Xaaji Siciid Maxamuud
(12)Saynab Xaaji Siciid Maxamuud
(13)Sucaad Xaaji Siciid Maxamuud
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaa tahniyad taas la mida Diraya dhamaan Qoyska
Reer Cumar Maxamuud (Cumar Cade) oo kala jooga
Canada, Norway Iyo Somalia Waxayna Ilaahay Uga
Baryayaan Inuu Ka Dhigo Kuwii Isku Waara Ee Ubad
Khayr Qaba Kala Hela,
(1)Cumar Maxamuud Waaberi (Cumar Cade)
(2)Maxamed Cumar Maxamuud -Iyo Xaaskiisa
(3)C/raxmaan Cumar Maxamuud (Mijin) -Iyo Xaaskiisa
(4)Jaamac Cumar Maxamuud (Rooje) -Iyo Xaaskiisa
(5)Fowsiyo Cumar Maxamuud -Iyo Saygeeda
(6)Ifraax Cumar Maxamuud -Iyo Saygeeda
(7)Ayaan Cumar Maxamuud -Iyo Saygeeda
(8)Sukayna Cumar Maxamuud -Iyo Saygeeda
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan Jaaliyada Reer Awdal ee Dalka Malaysia Waxa
ay hambalyo taas lamida u dirayaan Caruuska iyo
Caruusada Eng: Qaasim Xaaji Siciid Iyo Marwo Sucaad
Salaan Cali waxayna leeyihiin Noqda kuwii isku waara
ubad khayr qabana kala hela,
(1) Dr: C/risaaq Maxamed Qaalib
(2) Prof: C/kariin Sh:Cilmi Talan
(3) Prof:Maxamed Muuse Jibriil (Shido)
(4) Ramadaan Sh: Xuseen Sh: Muxumed
(5) Khadar Jaamac Qumane
(6) C/fitaax Maxamed Cige
(7) Siciid Maxamed Ibraahim
(8) C/raxmaan Muuse Bile
(9) C/xakiim Axmed Cali
(10) C/kariim Xuseen Niigane
(11) C/wali Cumar Cali
(12) Axmed Muuse Ducaale
(13) Bashiir Muuse Bile
(14) Axmed Cali Muxumad
(15) C/qani Maxamed C/llaahi
(16) C/salaam Mustafe Climi
(17) Yaasiin Maxamuud Muxumad
(18) Saciid C/llaahi Kulmiye (Nadaara
(19) Maxamed Caynaan
|