Munaasibadan Furitaanka Idhanka
iyo Qudbado soconaya halsaac ku dhawaad (Suaasha
akhristayaasha ku socotaayi waxay tahay madaama
Idhanku ku wanaagsan tahay dhulbeereed dawlada
Somaliland ma ka fulin doontaa mashaariic biyo soo
saar oo dadka u dhib yaraysa inay dhulka wax kala
soo baxaan mise khudbad ayey sad uga dhigi
doontaa?kusoo dir rayigaaga emailkan:
saylacnews@yahoo.com....May,22,2008..
Maqal xafladii
idhanka oo dhan







Hide duuga weeyee Allow yaa
intuu dego Guri laba daryaala ah kuu dalaalimeeyoo
deeqaay Canada kaa rara.

Awdal laga keenyeey alalag
dheereey ilbari looga soo oriyeey

Haro idhanka joogoo daruuruhu
ku hooreen bal yardaawo dacalada

Dumarkiyo ragooduba waa dawlad
gaaree safka dadabta loo galay kala daran rag iyo
dumar

Odayaal duceeyiyo duqay hadalka
doorkii kolba dara midkii roon kuwa madaxa duubtee
daayin nagu galad iyo bal yar daawo culimada.

Dadku waa walaalee aadna
Daahirow garo doorkaagii baa hadhay dadkuna way ku
sugayaan

Hugii Rooble Afdeebiyo warankii
Qalalaw huudu waa hidihii ee yaanay huufadu leefine
hooy ayaa ka yidhaa.
Sawiradan iyo codkaba waxa
qaaday Wariye Dahir Axmed Jirde Saylac.com Borama /
Somaliland.. |