Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

April,19.2005: Gudoomiyihii Gobolka Awdal oo Geeriyoday.

INALILAHU WA-INA ILAYHU RAJUCUN!!

Dhamaan bahda saylacnews waxa ay Tacsi u diraysaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Mohamed Ahmed Yabaal oo ku geeriyooday Magaalada Borama ee Gobolka Awdal, Somalia. Marxuumku waxa uu ku geeriyooday habeenimadii 04/12/05 Hospitaalka guud ee Gobolka .

Marxuum Mohamed Ahmed Yabaal waxa uu ahaa gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Awdal, Intii uu Godoomiyaha waxbaradhada gobolka hayay  waxa uu gaadhsiiyey heerkii ugu sareysay ee taariikhda . Ardayda Gobolka ee wax kabarata Jaamacada Cammuud ayaa  iyana saylacnews usoo gudbiyey Tacsi aadna u muujiyey inay aad uga murugaysan yihiin geerida Marxuumka oo ay ku tilmaameed Aabaha waxbarashada Gobolka Awdal.

Marxumku waxa uu ku dhashay magaalada Jijiga ee daalka Itooboya sanadkii 1949. waxa uu dhalay 10 caruur ah.

Waxbarashadiisa heer dugsi sare waxa uu ku qaatay dugsiga sare ee camuud sanadkii 1972-1976 Waxa uu galay Jaamacada Lafoole qaybta Tacliinta ama facult of Education sanadihii 1976-1979 halkaas oo uu ku qaatey BS ah chemistry/Maths:

Mudo badan ayuu u adeegay Bulshada somaliyeed isagoo kasoo shaqeeyey 1979-1982 Macadka Tababarka Macalimiinta ee Muqdishu.

Samir iyo imaan Alaha ka siiyo Qoyskii iyo Eheladii uu ka tagay Marxuumku Isagana Rafiiqii Rasuulka Alaha ka dhigo ( Amiin Amiin)
 

Source:Maxamuud Cismaan Kaahin

Borama, Awdal, Somalia

- To Submit Information Click Here -

Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com