Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Dhul gariir Ka dhacay Djibouti

 Jan-03-2004

Magaalada Djibouti ayaa waxaa la sheegay in xalay fiidkii laga dareemay dhulgariir aan sidaa u xoog badnayan. Dadka oo ku jiray wakhti ay shaqooyinka ka soo laabteen kuna sugan guryahooda, ayaa waxa lasoo daristay cabsi ay ka qabaan dhulgariirka.

 

Dadka oo koox koox u sheekaysanaaya, ayaa waxa ay is weydiinayeen in wax dhibato uu gaystay dhulkariirku. Dadku waxay xusuusan yihiin dhulgariirkii dhawaan ka dhacay wadanka Iraan oo geystay dhibaatooyin naf iyo maalba leh.

 

Magaalada Djibouti waxa ku dhaqan dad lagu qiyaasay ilaa sadex boqol oo kun oo qof.

 

Hasan Aw- Cali .

Djibouti. 

hasanyare@saylac.com

 

 

- To Submit Information Click Here -

Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com