| Dayax madoobaad laga
arkay laascaanood
November 10/10/2003
Dayax madoobaad ayaa xalay waa soo
dhowaadkii laga arkay magaalada Laascaanood iyadoo waqtigaasi
loo
qalab qaadanayey salaadii subax.
09.11.2003
Dayaxmadoobaadkani oo aan laga daremin magaalada ayay dadku
subaxnimadii isweydiin badankoodu ku war heleen taasi oo sababtay
iyadoo aanay dadka badankiisu soo jeedin ahaydna waqtigii
suxuurta laga jeestey.
Dayaxmadoobaadkani kii ka horeeyey ayaa dhacay 10 janaayo 2001dii iyadoo qaybo
ka mida ahi ay madoobaayeen mudo 15 daqiiqo ah halka ay xalayto
in ka badan 45 daqiiqo aysan muuqanin dayaxa kaahiisa mooyaane.
Weriyayaasha idaacadda Laascaanood ayaa ee dalka ayaa sheegaya in isku si
looga dareemay dalkoo idil, waxaan dhicin in la tukado salaada dayax
madoobaadka (Kusuuf) inta badan dalka iyadoo ay jireen meelo gaar ah oo lagu
murmayna, dadka qaarna ayu qaateen in daruuri qarisay.
Source: Radio Lascanood.
|