Borama(Saylac.com)Ilmahan yar ee Sawirkiisu Idiin muuqdaa waa gabadh yar oo Afar sano jirta, isla markaana maqaarka xanuun kaga dhacay, sida uu Aabaheed sheegay wuxuu dalka ka waayay dhakhtar ama cusbataal lagu daweyn karo xanuunka gabadha yar ku dhacay.
Sidaas darteed wuxuu ka codsanayaa cidii wax la qaban karta in ay caawimo dhakhtar u fidiyaan. Gabadha yar magaceeda waxa la yidhaa Hodan Maxamed cabdi, waxayna xanuunkan qabtaa mudo sanad ah Waxay degen yihiin qoyska dhalay magaalada Boorama.
lambarka
telefoonka ee
Aabaha dhalay
sito
25224500816
Hadii aad wax la
qaban karto Si
toosa ula
xidhiidh Aabaha
dhalay ilmahan
yar ee xanuunka
aab la garanayn
hayo. Allaha
idinka Jasaai
siiyo ee
walalayaal
waxaad tari
kartaan hakala
dibdhicina .
Allahayoow u
gargaar Amiin-
Adiga iyo asxaabtaada aad wada degan tihiin qadarkaad awoodi kartaan udira maanta fadlan bari hala sugin mahadsanidiin
Waxa kale oo aad lasoo xidhiidhi kartaa saylacnews@yahoo.com
Dahir Axmed Jirde
Saylac.com / Borama/ Somaliland
