| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
"Afcarabiga waxaan ugu necebahay erayga "Niik caarag" hadana Siilaanyo oo ay halhays u tahay ayey hawli naga dhaxaysaa " Cabdiraxman Saylici".

May,01,2008

Kuwait(Saylac.com) Kala maan waa murti soomaaliyeed waxa dhacday siyaasadii ugu yaabka badnayd ee ka dhacda somaliland inay jalxad wax ku jira aan la garanayn oo uu awal degta kaligii ku siday Axmed Siilaanyo uu dhegta kale ee Jalxada Saylici qabo ku yidhi.

Engineer Cabdiraxman Saylici runtii waa nin iska degan siyaasadan  uu kusoo boodayna waa mid bidaari sibiqbay kugu gashaa ku noqotey meel uu iska soo qabtana ma garanayo . Waxay ugu qosol badnayd maanta markii uu Cabdiraxman Saylici raacay wafti dhawr nina oo uu hogaaminayo Siilaanyo waftigaa oo u kicitimay Burco si ay uga qayb galaan aaska marxuum Maxamed X.Ducaale Axmed (Dhoolayare) oo maanta lagu aasay magaalada Burco Allaha u naxariisto ehaldiisana samir iyo iimaan ha ka siiyee.

Huteel City Plaza oo ku yaala magaalada Burco ayey shir jaraa id ku qabteen Siilaanyo iyo Saylici dadkii shirka jaraaid dhagaysanayey ayaa isweydiiyey waar waa kuma ninkan indhaha isku hayi? iyo waa siyaasiga cusub ee Awdal inoo soo dirtey? shaw waar kuwan reer galbeedka maxaa indhaha kaga wada dhacay wax indha lehba miyeyna lahayn? kkkk

Sheekadii ayaa sii badatey markuu Siilaanyo maqlay inay kolka dhegta saylici xantii ree Buro kusoo dhacayso ayuu la cararey huteel kalena dejiyey . Gudoomiye halkaa iskaga naso magaaladani waa tu kaftan miidhana anaa lasoo gudhin akhyaartee.

Saylici ayaa yidhi: walaahi aniguba niyadaan ku hayey inaan iska nasto oo marwalba dadkani inay Rabshad wadaan ayuunbaan filayey oo ilayn Hargeysaa jano noqonaysa dhinaca dacaayada ayuu weydiiyey Siilaanyo? Siilaanya ayaa yidhi : oo Gudoomiye waxaaban islahaa Odayga Boorama ka soo rar oo deji Burco ee sawdiga maalin kaliya ku dawakhay?kkkkkk


Saylici ayaa ugu jawaabay : hadda daalbaan kax ahee markale ayaanu ka wada sheekaysan doonaa ee aniguna waan is yar tuuri seexad adiguna kaftankii lasii wad .....

Markuu kayara baxay Siilaanyo ayuu Saylici is yidhi: wagar walaahi wareer ayaan madaxa la galay jabkaaguba waa burco marti u noqo Aliyo nabi iyo Rasuul ...... Geedoow mawaxaan ku mooday mise waxaad noqotey mise waxaan loo noqonayn.... Siyaasadeey hadaan sidan ku moodayo waligay kuma fara gashadeen .. wareerbaaban ka qaaday ... ka dib inyar ayuu telefoon dibada u diray .. Helo waar waa kuma ?? Cabdilahi Xashi Abiib ayaan rabaa adeer.. wuu hurdaa .. adeer Ilaahay hadaad taqaanid ii toosi.. haye adeer sug.. Waar ma cabdilaahibaa .. Haa waa kuma .. Waa kuma ayuuba ileeyahay waar Ilaahay hadaad taqaanid oo laguu salaado oo laguu soomo iga soo gaadh meesha ...kkkk .. maxaa iga danbeeyey adeer .. Burcaa kaa danbaysey waanad ogtahay waanad ugu tala gashay ragan hadalka ruugaya anigu afgaran maayee iga soo gaadh haduu Allahaaa Alle yahay ..kkkkkkkkkkkkkkkkkk


Cabdilahi Xashi ayaa ku jawaabay: Ma markii hore mise hada markii hore waan kaa soo gaadhi lahaa lakiin adigiibayba ku sidataa e ma inaan aniguna kula basbeelo ayaad rabtaa Adeer wada khasaari maynee samir huwo .. Alaa jiree hal adag yeelo oo aduunka ha inagu khashifin..

Walaahi ree Burco hadii loo adkaysanayo Siilaanyaba Hargeysa ma joogeen adeer anigu bari Boorama iga eeg . waanan ka baxay waayo kharashka telefoonka ayaa igu badan ...

OO adeer lacagtii meeday waligey kharash telefoon adigoo hadal haya waa ii kaw e

ree Burco weydii kharashkii maalinba waji cusubuun maalinba wajicusubuun.. kana waa ayuub kana waa kuwa ku taageersan ... kana waa mujaahid .. kani waa lafafa waaweyn ee Habar jeclo ... kani waa aftahan.. adeer jeebkii ayey gacantii ku dhegtey riyaala ma hayo ee meesha iga soo gaadh.kkkkk

Ismahan Nuur
Saylac.com
Kuwait, Kuwait


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com