| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Taageerid dib u dhiska garoonka kubada cagta iyo dhisida jidka laamiga ah ee gobolka Awdal
Jul-20-2007

Waxaa malmahan isa soo taraysa baaqyo isdaba socoda oo lagu taageerayo dib u dhiska garoonka kubada cagta Boorame.Taas oo macano wayn ugu fadhida kana mida waxqabad an yaran loona bahan yahay in maal iyo muruqba la galiyo, waayo garoomada waxay ka mid yihin meelaha ay ka soo baxaan MASKAX CAFIMAD QABTA..
Hadii aan dib u jaleeco sportiga gobolka awdal, gobolku wuxuu ka mid ahaa ama u hormuud u ahaa gobolada somaliland, waana gobolka ay ka soo bixi karan ciyartooy la jan qaadi karta ciyaryahanada calamka.

Hadaba dib u dhiska garoonku wuxuu ka qayb qadanayaa bilicada magalada iyo dhalinta soo kacaysa oo helaysa niyad ay ku sii wadaan qaybaha ciyaaraha ee kala duwan iyo garoonka oo ka badbadaya jagooyinka hada laga qadanayo iyo waliba qashiinka hada hareeraha ka buxiyay.

      Abdi wali Abdilaahi Ahmed

Hadaba dadyowga ku nool gudaha iyo dibada waxaan u soo jeedinaynaa inay ka qayb qatan dib u dhiska garoonka taas oo suuro galinaysa mudo aad u gaban in lagu dhiso lagu. hadii aynu tusaale u soo qaadano waxaa jira meelo badan oo lagu dhisay ISKA WAX U QABSO. Ka gobol ahaan Awdal wuxuu ahaa gobolkii ugu horeeyay ee nasiib u yeesha in umada la tuso in ay gacanteeda wax ku dhisan karto, lagana aasaasay waxa soomaalidu ugu yeedho " Islaa wax u qabso"

Waxaan hadaba talo u soo jeedinayaaa Aqoonyahanada gobolka Awdal, Bayacmushtarka quraba joog in ay ka qayb qaatan Barnaamijkan ey wado shabakada saylacnews ee dib u dhiska garoonka iyo waliba Laamiga hada iyana la hadal hayo sidii ay bilicada magalada u qurux badnaato waayo umadi iyada gacanteeda wax ku qabsata ROOM WAS NOT BUILT A DAY.. Rooma laguma dhisin maalin gudaheed"

Waxaan jeclahay inaan soo jeediyo talo ku wajahan hogaanka (leaders) inay soo bandhigan isaga oo qoraal ah labadan barnamij ee ku sabsan hor u marka gobolka ee kala ah dhisida garoonka iyo samaynta lamiga iyo maliyada ku baxaysa (input) iyo qiimayn lagu sameeyo (evalution) Taasi waxay wax wayn ka taraysaa marka hore in ay ogadaan halka ay martay lacagtii ay ku deeqeen dadka lacagta ku deeqay (DONORS) Iyo in barnanmijku u soo galay sidii loogu talagay si dib loo saxo wixii khaldama ama dhinada ....

Abdi wali Abdilaahi Ahmed

Cairo Egypt
 

 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com