| Profiles | About Us | Contact Us



 

 

 

 




 

Hambalyo arooska  Boqor  Saciid Maxmaed Nuux iyo Boqorada Ladna Nuux Amin oo arooskoodu ka dhacay Huteelka weyn ee Rennaisance- Dalas- Texas..Dec,28,2008

Xaflada Arooskan oo la isku arkay dhalinyar iyo ciroolaba ayaa waxa habeenkii xalay ee tariikhdu ahayd Dec,27,2008 si heersare ah loogu wada caweeyey Huteelka Caanka ah ee ku yaala badhtamaha magaaalada Dalas ee Cariga marykanka. Marti sharaf aad u tiro badan oo ka soo qayb galay munaasibada Arooska ayaad arkaysay farxada iyo hamblayada ay u hibaynayaan Boqorka iyo Boqorada arooskooda loo taagan yahay.

(Aroos Khayrleh Amiin )
Xafladan arooska ayaa waxa ka soo qayb galay dadweyne iskugu jira aqoonyahano, Dhalinyaro Haween iyo Caruurba. dhamaana dadkani waxay ka sinaayeen farxada qaadatey wakhtiga dheer ee lagu caweeyey habeenkii xalay Huteelka Caanka ah ee ku yaala badhtamaha magaalada Dalas waa Rennaisance Huteele.
Dhamaan hawl-wadeenada shabakada saylac.com oo ugu horeeyo Abwaan Maxamuud Cabdilahi Rooble iyo Xaaskiisa Basra Yusuf Cilmi waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin uga gudbinayaan Siciid Maxamed Nuux iyo Ladna Nuur Amin inuu ilaahay arooskooda ka dhigo kii lagu waaro ubad khayr qabana kala hela. Amiin- Amiin

Saylac.com
Seattle
USA

Tahniyadaha ka yimid Awdal Dec,28-2008

Dhamaan Caailada reer Miigane Khayre oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tahniyad iyo Bogaadin u dirayaan Aqal galka Boqor Siciid Maxamed Nuux iyo Boqorada Ladna Nuux Aamin Aare oo Aqalgalkoodu ka dhacay Wadanka USA magaalada Dalas. waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela, Guurkiinu guur khayrle, Guurkiinu guri Barwaaqo, Guurkiinu Guri Raaga oo rayn rayn ku waara.. Aaaammmmiin

1. Mocooyo X.Yusur Miigane Khayre
2. Mocooyo X.Qalin Miigane Khayre
3. Mocooyo X.Cadar Axmed Mixile
4. X.Abshir Miigane Khayre iyo Xaasaskiisa, Caruurtiisa
5. Xaamud Miigane Khayre iyo Xaaskiisa
6. Xasan Xuseen Miigane iyo Xaaskiisa
7. Sh.Mukhtaar Xuseen Miigane iyo Xaaskiisa
8. Hinda C/laahi Ismaaciil iyo Caruurteeda
9.Malyuun C/laahi Ismaaciil iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda
10.Maryan C/laahi Yoonis iyo Caruurteeda
11.Fadxiya C/laahi Yoonis iyo Caruurteeda
12. Khadar Aw Barkhad Arbe iyo Xaaskiisa
13. Cabdi Barkhad iyo Caruurtiisa
14. Cumar/Faysal Barkhad Arbe
15. Maxamed Xuseen Miigane
16. Jimcaale Xuseen Miigane
17. Cumar Xuseen Miigane iyo xaaskiisa
18. C/kariim Xuseen Miigane
19. Khadra Xuseen Miigane iyo Caruurteeda
20. Nimco Xuseen Miigane iyo caruurteeda
21. Faadumo Xuseen Miigane iyo caruurteeda
22. Nimco Miigane Khayre iyo Caruurteeda
23. Abuubakar Xuseen Miigane
24. Ibraahim/Dayib Aw Barkhad
25. Axmed/Naasir Xuseen Miigane
26. Ubax c/laahi Yoonis

 


 

 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com