HAMBALYO MEHER
IYO MINNESOTA
April,21,2008
Anagoo ah Dadka Magacdoodu hoos ku
qoran yahiin waxaanu u
hambalyaynaynaa Mudane Sacad Ismail
Samater iyo Marwo Idil Abdi Mohamud
oo maalintii sabtidii meherkooduka
dhacay Magaalaada Woodbury ee
Gobolka Minnesota USA. Waxaanu
leenahay wiiliyo caano, gabadh iyo
barwaaqo. waxaa kale oo aan ilaahay
uga baryaynaa cimiri dheer iyo
caafimaad qab.
Hussien Ismail iyo Xaaskiisa
Haji Ali Warsame iyo xaaskiisa
Khadra Hassan
Ibrahim H. Mohumud Aye iyo xaaskiisa
Fadumo J. Aye
Ibado Geele Adar iyo caruurteed
Mohamed M. Abdilahi Shiine iyo
xaaskiisa Sado A. Ahmed
Mohamed Farid iyo Xaaskiisa
Osman Idiris iyo Xaaskiisa
Sacad Ismail Samater
Abdihakiim Said iyo Xaaskiisa
Hassan Yonis iyo Xaaskiisa
Hussien Jamac Wadaad Yare iyo
Xaaskiisa
Mahdi Muuse Isaaq Iyo Xaaskiisa
Sacaada Aw Ali
Mohamed Alabari iyo Xaaskiisa
Foosiya Aadan Farah
Mustafe Nour Mohamud iyo Xaaskiisa
Sabaad A. Faahiye
Hassan Ali Faahiye iyo xaaskiisa
Sheikh Abdikadir Hussien Egeh iyo
Xaaskiisa Siraad aw Abdi
Hassan Yey iyo Xaaskiisa Anisa
Mohamed Gurey
Haamud Aw Ali Mashheeye
Gurey Kaadiye Kaahin iyo xaaskiisa
By/ Maxamed Cabdilahi (Shiine
Mar-04-2008
Borama( Saylac.com) - Hanbablyo
meher ka dhacay magalada Boorame
garhaan rays hotel Boqor Abdifatah
Cabdi Cawaleh iyo boqorada Filsan
Cali Cige oo meher koodu ka dhacay
magalada borame gaar ahaan Rays
Hotel 02/03/2008. sidoo kale
saylac.com waxay leedahay hambalyo
meher khayrleh Amiin.
waxaa hanbalyo iyo bogaadi u diraya
qarabada iyo asaxaabta hoos ku xusan;
aabo cabdi cawale xadi
hooyo abshiro axmed shirwac
faysal cabdi cawaleh
koos cabdi cawleh
fadxiya cbdi cawaleh
filsan cabdi cawaleh
aasiya cabdi cawaleh
xamze cabdi cawaleh
adeero axmed cawale cadi
iyo xaaskiisa koos axmed
adeero kasim muxumed barkhad iyo
xaskiisa
siman axmed muxumed
xuseen yuusuf cawale
a/fatah muxumed barkhad
Dhaman dadkani kor ku xusani waxay
ebbe uga baryayaan boqorka iyo
boqorada inay noqdaan guurkii lagu
nasto ee lagu naaado iyo kuwii kala
hela ubad khayr qaba aamin aamin
guurkiinu guur khayr gurigiinu
gurinagi.
kassim m/B
Email: qasin30@hotmail.com
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
LABADII HODMEE HOY WADA GALEE
HOODALE NOQDOO HIBO IYO DUCABA NAGA
HOOYA'E
Feb-25-2006
waxaan halkan ka hambalyeynaynaa
CABDIFATAAX MAXAMED WARSAME(ismail)
IYO DR. MUNA ISSA IBRAHIM oo
meherkoodu ka dhacay
2.24 2008 magaalada chicago usa
waxaan leenahay lamaanahaaas noqdo
lamaanihii isu waara ubad khayr
qabana eebe kal siiyo
aamiin
eng rashiid igge guled
mubaarik indhayare
ismaciil gaas
abiib wabar
cabdi xakin igge guled
dr abdirahman kahin
yasin abiib abdilahi
cabdirahman geeljire
cabdirashiid cabdi adar
cabdiasis adan mead (dud)
muhyadiin cabdilahi warsame
axmed maxamed dhawal
jamal shordoon
cabdisamad aw cali atteye
maxamed saleebaaan
malyanle jaamac ( bus)
dhamaantayo waxaan leenahay
cabdifatax iyo dr muna eebe ha
idinka yeeloreerkii lagu nastee lagu
nagaado ubad khyarqaban kala hella
Meherkaas oo ka dhacay 02/24/08 magaalada Chicago ee Dalka
Maraykanka. Waxaan ilaahay uga rajaynayanaa inuu ilaahay ka
dhigo REERKII LAGU NASTE LAGU NAGAADO EE WADA JIREE NABAD
GALA... AAAMIIN!! AAAMIIN!!!
Tahniyada
Meherka Maxamed Cabdilahi iyo Khadra
Xasan oo ka dhacay Magaalada Boorama
marka aad play ku dhufatid ka dib
geeska midig ee hoose darifka ku
dhufo si aad u daawatid . ka dibta
ku baashaal Videoga hoose ee heesta
gurigeynta Arooska Soomaaliyeed.