| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
 

Ciidamada Ethiopia oo dad xoolo dhaqato ah ku xasuuqay Tuulada Kaba-Hirig ee Gobolka Sh/Hoose, kadib dagaal... Dec,13,2008

Ciidamo Ethiopian oo qabsaday Degmadii labaad oo ka tirsan Gobolka Galgaduud iyo Deegaanka Kala Beyr oo xalay ay faarujiyeen. +Sawiro
Dec,11,2008

Wafdigii Sheekh Shariif oo loo soo galbiyay Dhinaca Hotelka Lafweyn ee
Waqooyiga Muqdisho
..iyo warar kale dec,10,2008

 

 

Waa maxay sababta lodu markay nasiimo doonayso ay ugu jeesato dhinaca waqooyi? Dec,10,2008


Taliyaha Boliska wajaale oo jidh-dil xun  ku sameeyey lix oday dhaqameed oo reer Awdal ah oo bilaa sharci ugu xidhan jeel kuyaala magaalada Wajaale .Dec,09,2008
 

Gadiidka kootarabaanka Yurub oo dib ugu noqday qarnigii 19 aad ..Dec,05,2008

Gudoomiyaha Siyaasadda ee Xisbiga UDUB
Oo La Kulmay Guddida Fulinta ee UDUB UK
Dec,04,2008

Dhaqaatiirtii ugu horeeysay oo ka qalin jabisa jaamacad Ku taala magaalada Muqdisho oo maanta Shahaado la gudoonsiiyay.Dec,04,2008

Dhakhtar Ingiriisi ah oo qaliin gacanta la jarayey wiil afrikaana ku sameeyey isagoo raacay email ay isdhaafsanayeen dhakhtar kale oo jooga london...Dec,04,20008
 

Dhaq dhaqaaqyo xoog leh oo Ciidamada Ethiopia xalay ilaa saaka ka wadaan Degmada Afgooye ..Dec,03,2008

 

Waraysi xiisaleh oo ay shabakada saylac.com la yeelatey Wasiirka Dalxiiska Dawlada Cabdilahi Yusuf Mudane Xuseen Celaabe. Faahiye.Dec,16,2008

 

 Wararkii ugu danbeeyey ee khilaafka dhex yaala Dawlada Cabdilahi Yusuf iyo Baarlamaanka koonfurta soomaaliya oo isku bedelay waji qabiil..+Sawiro Dec,16,2008

Shuun Isaaq ayaa dacwo ka dhana Abwaan Maxamuud Abdulahi Isse (Sangub) maanta u gudbisay ciidamada maraykanka ee degan wadanka Jabuuti..+Sawiro Dec,16,2008

Cabdilahi  Yuusuf oo Ra’isul Wasaare Magacaabay.
Dec,16,2008

Todobaadkan iyo socdaalka aduunka waxyaabihii ka dhacay kuwa ugu yaabka badan.+ Sawiro yaabl eh .Dec,15,2008

Musharaxa u tartamaya xilka madaxwayne nimada Puntland Mudane Cali cabdi Awaare ayaa maanta galinkii danbe soogaadhay magaalada garoowe halkaasi oo siwayn loogusoo dhaweeyay isaga iyo wafti balaadhan oo uu horkacayeyba...+Sawiro Dec,15,2008

Daawo :Goobaha diwaangalinta Burco oo maalintii labaad gashay  iyo  muqaalka caruur dadoodu tahay 10 oo diwaangalinta ka qayb galaysa...Dec,15,2008

Daawo sawrio muujinaya QIsaaska ay Xoogaga Alshabaab ku samayso dadyowga lagu helo ka baayacmushtarka Mukhadaraadka iyo danbiyada kaleba .. Dec,14,2008

Murtida Usbuucan (Jees deg oo ha war xumaan) by Abwaan: Maxamuud Cabdilahi Rooble..Dec,14,2008

Dadweyne aad u tiro badan oo iska soo daba diraayo cabasho ay ka qabaan Sheekh Dhawaan Taliyaha Booliska Wajaale jidh dil u gaystey hantidiisiina uu kala wareegay kuna kharash gareeyey xaflad aroos oo uu ku qabsaday Gabiley..Dec,14,2008

Baaqyo kala duwan oo ay dadweynuhu usoo jeedinayaan dawlada Somaliland oo kuwajahan jidh dil shalay ka dhacay Wajaale..Dec,13,2008

Dhegayso Farxan Cabdi Xadi oo ah maxbuuska jidh-dilka loogu gaystey degmada Wajaale oo ay xaladiisu ka sii dareyso isagoo ilaahada jeel ku yaala degmada Gabiley ugu xidhan isagoon lagu helin wax danbi ah ..Dec,13,2008
 

Dhegayso Fadeexadii ugu weynayd ee ka dhacday degmada Wajaale sanadkan oo ah in Taliyaha Booliska Wajaale fal danbi bani aadanamo ka galay muwaadin u dhashay Jamuuriyada Somaliland oo magaciisa la yidhaa Sheekh Dahir Axmed Cismaan ka dib markii uu jidh-dil iyo xabsi iskugu daray muwaadinka oo aan wax danbi ah galabsan haba yaraatee....Dec,12,2008

Daawo Labada gobol ee Hargeysa iyo Burco oo la diwaan galiyeyey caruurta dadoodu jirto 10 sano iyo wixii ka weyn halka gobolada kale komishanka qaranku uu diiday diwaangalinta dhalinyarta dadoodu jirto 17 jir waana sananta tirada labada gobol uga badantey gobolada kale .. Dec,12,2008

Daawo dhibaatooyinka ugu daran ee ka taagan koonfurta Soomaaliya oo ku habsaday dhalaanka.. Dec,12,2008
 

Salaadiinta Gobolka Awdal  sharaf  iyo amaan ayey ku mudan yihiin  soo celinta diiwaangalinta Gobolka Awdal si loo qabyo tiro.. Dec,12,2008

Waraysi xiiso badan oo ay saylac.com la yeelatey qaar ka tirsan budhcad badeedka soomaaliya  Dec,11,2008

 Wararkii ugu dambeeyay Dagaalo saakay ka dhacay nawaaxiga Aqalka Madaxtooyada iyo qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo qasaaraha dadka rayidka ka soo gaaray oo sii kordhaya. +Sawiro Dec,11,2008

Shiikh Shariif:"Hadii shirka Jabuuti ay hal beel ku heshiisay muxuu Masuul ku heyb ah u soo dirsan waayay Cabdullaahi Yuusuf".+Sawiro .Dec,11,2008

Ismaamulka Puntland oo dawlada Itoobiya ugu baaqay inay Al-shabaab ka dufaacdo inay xoog kusoo galaan ismaamulka Puntland..Dec,11,2008

Daawo bisadii ugu horeysay ee geeska Afrika dabaasha baretey oo laga helay dooxada Harowo..Dec,11,2008

Gacansiga Internetka oo aad loogu baahan yahay magaalada Boorama
Dec,10,2008

Mulkiile Huteel ku yaala dalka Shiinaha oo ka dib markii uu Sadam Husein ugu magac daray Makhaayadiisu cirka martey.. Dec,10,2008

Usbuucan iyo Socdaalka Aduunka warar yaableh oo ay sawiro weheliyaan..Dec,10,2008

dhegayso barnaamijka Salaamaha dadweynaha eheladooda iyo asxaabtooda ka salaamaya hawada+Sawirada ciida ..dec,09,2008

Dhegayso Shir Jaraa'id oo uu Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland uu jeediyey munaasibada Ciida barakaysan ee ciidul-odxa..Dec,09,2008

"Dhamaan Akhristayaasha Saylac.com kulu caam wa antum bikhayr(Ciid wanaagsan) Sanadkan sanadkiisa nabadqab iyo cibaado suuban ku gaadha Amiin-Amiin)" Saylac.com Team Dec,08,2008

 

Kolonyo galbineysay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Ilaalada Madaxtooyada oo is rasaaseeyay. .Dec,03,2008

Gaadiid Ambulance ah oo loogu tala galay in lagu qaado Dadka ku dhaawacma dagaalada Muqdisho oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.Dec,02,2008
Dalkeena Dihan, Dadkiisa Dulman iyo Dowladiisa ka Dara' Daa'imow Duul Quman!!!!!
Dec,02,2008  Faalo

Budhcad badeedka soomaaliyeed oo bilaa shuruud siidaayey markab ay ka qafaasheen dalka Yemen.+ Sawiro..Dec,01,2008

  Isniin: Wararka Somalia..Dec,01,2008

Al shabaab oo dad lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilaal Fool xun ku soo qabqabtay Deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose.Nov,30,2008


Sil silado Qaraxyo ah oo maanta gil gilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.Nov,30,2008

Markab hor leh oo walxaha Kiimikada sida oo gacanta u galay Kooxaha Burcad badeedka ..  iyo wararkii soomaaliya oo goos goos ah Nov,28,2008

Dawlada Somaliland oo shaaca ka qaaday mid ka tirsan dadkii geystey qaraxyada argagixisadu geysteen. oo magaciisa la odhan jiray Shirwax Axmed oo ka tirsanaan jiray Alshabaab ..Nov,27,08
Dhegayso

UN-ka oo si diiran usoo dhaweyay Heshiiskii Awood qeybsiga ay kala saxiixdeen Dowlada Cabdilahi yusuf iyo Isbeheysiga Dib u xoreeynta..Nov,27,2008

Ururka Alshabaab oo u digay Kooxaha dilalka abaabulan ka dambeeya Nov,19,2008

Ilaalo hor leh oo lagu kordhiyay amaanka Hoyga Ra'iisul Wasaaraha dawlada Cabdilahi Yusuf oo  ka degan yahay Magaalada Muqdisho.Nov,19,2008
 

Afhayeenka Milateriga "Gacmaha kama laabaneyno is ballaarinta Alshabaab ee G/Sh/Hoose amar kaliya ayaan sugeynaa" Nov,12,2008

Dagaalo xalay iyo saaka Degmada Ceeldheer ku dhex maraya Ururka Alshabaab iyo Dhalinyaro deegaanka ah ..Nov,12,2008
 

Culumaa'udiinka Waday dadaalada la isugu keenayo Maxkamadaha iyo Hogaanka Gudaha ee Maxkamadaha Islaamka oo kulmay. .Nov,10,2008

Qaar ka mid ah xoogaga ka dagaalama gudaha dalka oo yeeshay Dalad ay ku mideeysan yihiin.Nov,10,2008

Dadka maraykanka ah ee asalkoodu ka soo jeedo afrika oo ka qiiro hadlaya fursadan Obama hoos ka daawo Nov,04,20008

Gudoomiyahii degmada Baydhabo ee TFG-da oo qarax lagu dhawacay.Nov,01,2008
Milateriga TFG-da oo tacshiirad dhimasho iyo dhaawac sababtay ooda kaga qaaday gaari rakaab ah oo marayey agagaarka Ex-kuliyadii Jaalle Siyaad..Nov,01,2008

Maamulka Gobolka Sh/Dhaxe oo beeniyay in uu ka qeyb galay shirka Jabuuti. .Oct,31,2008 

Sheekh Shariif "Waxaa jira talooyin naloo soo jeediyay ee ah inaan ka mid noqono Dowladda Embighat" Oct,30,2008

Ciidamada dowlada  Cabdilahi Yusuf oo Ilaa 10 Neef oo Geella ku laayay kadib markii uu soo jiiray dhufeyso ay ku lahaayeen Xaruntii Guulwadayaasha ee magaalada Muqdisho. Oct,30,2008

 Arbaca:Wararka Soomaaliya.. Oct,29,2008

Goobaha diwaangalinta gobolka Awdal oo uu komishanka qaranka J/ Somaliland ku kordhiyey 11 gobood..Oct,28,2008.

 Axad wararka  Soomaaliya..Oct,26,2008

 Kooxda Qaranka Fanaaniinta Nigeria oo filim muusig tageero usoo dirtey Obama..Oct,22,2008

 

 Hambalyo ku socota Qoyska Axmed Farax Wabar oo gabadhi ugu dhalay wadanka Sweden....De,07,2008

 Buugta madaxweynayaasha marfashyada iyo makhaayadaha lagama qoro, cid kuu igmatayna ma jirto. Bye:Jaw Qalinle..Dec,07,2008

Akhristayaashu jawaabtii ay ka bixiyeen sugaanta soomaalidu halkay ka bilaabantey..Dec,05,2008

Hay'ada Notary International oo ururka Gurmad ku amaantey sida ay hantidii qurbojooga reer Awdal uga ururiyeen dhismaha garoonka ugu xafideen sanduuqa ururka Gurmad ee Dahabshil Borama..Nov,05,2008

Tariikhda Sugaanta Soomaalida iyo siday ku bilaabantey..Dec,04,2008

Meydka Askari Ka tirsan ciidamada Burundi oo ku geeriyooday dagaalo habeen hore ka dhacay magaalada Muqdisho oo maanta loo dhoofiyay Dalkiisa.+Sawiro Dec,04,2008

 Subaaxana Allah: Daawo dhagaxan Eebe sida ubaxa u abuuray.. Dec,03,2008

Waa maxay dhibaatada ku jirta hadii la sheego khaladka diwaan galinta iyo sida xaq darada ah ee ay jamuuriyada somaliland u qabanayso?.. Dec,03,2008

Golaha Ammaanka ee Q.M oo kordhiyay qaraarkii quwadaha shisheeye u ogolaanayay la dagaalanka burcad badeedka .Dec,03,2008

Burcad badeed Soomaalida ah oo markii ugu horeysay madax furasho la'aan sii daayey mid ka mid ah maraakiib ay heysteen ka dib markii..Dec,03,2008

Dowlada Uganda oo sheegtay in ciidamadeedu sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya xitaa haddii ay meesha ka baxaan ciidamada Ethiopia ..Dec,03,2008

Hayada Amoud-Foundation oo qalabkii caafimaadka soo gaadhsiisay Cusbatalka Al-Xayaat ee ay dhistay ..Dec,03,2008

Magacanta Magaalooyinka laga hoos saaray Awdal oo maanta codbixinta looga wado Gabiley..Dec,02,2008

Markab wadanka maraykanka laga leeyahay oo ka fakaday Budhbadbadeedka Soomaaliya..Dec,02,2008

Tacsi ku soota helaladii iyo qaraabadii uu ka baxay  naxariistee Cabdillahi Cali Coofle ..Dec,02,2008

 Bandhiga Cuntada Huteelada Boorama sanadkan 2008

Shabakada saylac.com oo uu isboonsarey ururka gurmad ayaa waxay soo bandhigi doontaa tartan bandhig cuntada ugu fiican oo ay yeelan doonaan Huteelada Awdal ku yaala.. Dec,01,2008

Nin Beeralay u dhashay dalka Shiinaha oo gacantiisa ku samaystey Mishin sida dadka u talaabsada Dec,01,2008

Munasabado lagu maamuusaayay Malinta Aids -ka Aduunka oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.+Sawiro..Dec,01,2008

Col. Cumar Xaashi "Marka ay ciidamada Ethiopia ka baxaan dalka waa in shacabka Soomaaliyed uusan ogolaan xabad dambe oo sii socota"Dec,01,2008

Dhegayso Waftiga Balaadhan ee Suldaanku Horkacayo iyo 12 ka Caaqil ee Beelaha H/Cafaan, Badhasaabka G/Gabilay Maxamed Axmed Aw-Cabdi (Xabib) iyo Xog, Gobolka Gabiley Axmed Cisaam Xuseen, Isuduwaha Guud ee W/Beeraha Qawdhan, Xildhibaano Mutacalimiin ka tirsan Beesha, oo ka kala yimid Hargaysa Gabiley iyo Boorama, oo socdal ku kala bixiyey degaanka Bus ..Nov,30,2008

Ciidamada Ethiopia oo maanta faarujiyey mid ka mid ah xeryihii ay mudada dheer ka degenayeen gudaha magaalada Baydhabo...Nov,30,2008

Hambalyo Meherka Boqorka: - C/Xakiim Xabeeb Caynaashe Iyo Boqorada: - Sacdiya Muuse Ibrahim Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magalada Lawyacado..Nov,30,2008

Dad lagu soo qabqabtay ka ganacsiga iyo isticmaalka mukhaadaradka oo xukuno kala duwan oo tacsiir ah lagula fuliyey Baladweyne..Nov,30,2008
 

(Lulo-diid Gabay) Waa gabaygii shalay abwaanku ka soo jeediyey kulankii qaar ka tirsan Jaaliyadaha Somaliland iyo Jabuuti ay yeesheen, kulankaas oo lagaga hadlay sii xoojinta xidhiidhka dhaqan dhaqaale ee labada dal ee walaala ah..Nov,28,2008

Ogaysiis: Kulan Telefoon oo lagaga hadlayo horumarka dhaqan- dhaqaale Jamuuriyada Somaliland iyo Dalka jabuuti Saacada London marka ay tahay 9:00PM tariikhda Nov,27,2008 Waxa kasoo qayb gali doona Abwaano reer Jabuuti ah iyo Wasiirka dhaqanka iyo Diinta ee Dalka Jabuuti .. hadii aad danaynaysid inaad ka qayb gashid la soo xidhiidh saylacnews@yahoo.com

 Diyaar garowgii u dambeeyay ee Hubka looga dhigayo Max'ed Dheere oo ka socda Safaarada Ethiopia ee Magaalada Muqdisho. ..Nov,27,2008

Isbaheysiga dib u xoreeynta garabka Asmara oo ku hanjabay inay ka hortagi doonaan wax kasta oo ka soo naasa cadaada heshiiskii Jabuuti ..Nov,27,2008

Maxkamadaha Islaamka oo ku baxay colaado mar kale ka soo cusboonaaday xadka Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe. .Nov,27,2008

Dhakhaatiirtii ugu horeysey ee koonfurta soomaaliya oo tiradooda lagu qiyaasay 18 ayaa ka qalin jabiyey kuliyada caafimaadka muqdisho..Nov,26,2008

Dhegayso- Shabakada wararka ee saylac.com ayaa waraysi la yeelatay Gudoomiyaha Komishanka qaranka Xuquuqul In-Saanka ee S/Land Axmed Yuusuf Xuseen, oo maal mahan ku Sugan M/Boorama, kana wada Siminaaro lagu baranayo Xuquuqul In-Saanka..+Sawiro..Nov,25,2008

Dhegayso waraysi khaas ah oo aanu la yeelanay badhasaabka Gobolka Salal Mudane Cawaale + Sawiro..Nov,24,2008

Yaboohii ganacsatada reer Awdal ay usoo jeediyeen qurbo jooga si wax loola qabto dhismaha jidka borama iyo Dila jawaab intee leeg ayey dadku ka bixiyeen...Nov,24,2008

 

Daawo Heshiis buuxa oo dhex maray ururka  wadaniga ah ee jidadka gobolka Awdal ARNA iyo Dawlada hoose ee degamada Boorama.. Dhegayso.. Nov,23,2008 ..

.Dhegayso  Nov,23,2008shir jaraaid Arna iyo dawlada hoose

 
Dhegayso heshiiskii Arna iyo dawlada hoose ee borama.
 
Dhegayso:Meyerka borama oo kuwait u socdaalay
 
Dhegayso :Qyabta 2aad heshiiska ururka arna iyo dawlada hoose ee borama.l

Tahniyad meher wacanBoqor : Cabdi Dahir Sheikh  &  
Boqorad : Muna  Sh.Max’ud Sh.Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay  Magalada Borama
Nov,22,2008

Xaalada amaanka  ee Magaalada Hargeysa oo la xoojiyey+Sawiro  ..Nov,22,2008

Sabti-Wararka Soomaaliya  ee Maanta ..Nov,22,2008

 Gabay Jawaabtii Mudane iyo Cabdiraxman Cali  iyo  waliba kuwa wali  badaha hiigsada.. By Maxamuud Cabdilahi Rooble Nov,21,2008

Nolal aan dhamaystirnayn Nov,21,2008
By Abdirahman Ali

Gaabaygii Halhays iyo aragtidii Akhristayaasha kala duwan..Nov,20,2008

Bahda Saylac.com waxay halkan hambalyo iyo bogaadin ugu soo gudbinaysaa Qoyska Mudane Jawhar cabdisamad Qalinle iyo Marwo Siman Maxamuud Jaamac oo wiil ugu dhashay dalka Sweden.Wiilkaas oo loo bixiyey Suheyb Qalinle..Nov,19,2008

Cabdilahi Yusuf "Ethiopia xor ayay u tahay in Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya, laakiin...." Nov,19,2008

Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo kula taliyay Madaxweyne C/llaahi Yusuf inuu is casilo Nov,19,2008
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo saaka ka dhacay nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada  dawlada cabdilahi Yusuf ee  muqdisho Nov,19,2008

Talaado Wararka Soomaaliya..Nov,18,2008

Gabay: (Halqabsi by Maxamuud Cabdilahi Rooble). Nov,18,2008

Xoogaga Alshabaab oo Maanta la wareegay gacan ku heynta Degmada Marka. Nov,12,2008

Sheekh Shariif oo magacaabay Taliyaha Ciidamada Maxkamadaha Gobolka Shabellaha Dhexe Nov,12,2008

Alshabaab oo xoog ku soo furtay Gudoomiyihii Waxbarashada G/Hiiraan oo shalay la afduubtay. Nov,10,2008

Baydhabo oo saakay kacsan, kadib dilkii xalay loogu geystay Gudoomiye Kuxigeenkii 2-aad ee Gobolka Bay.Nov,10,2008

Dowladda Embighati oo sheegtay inay qabatay mid ka mid ah Ilaalada Suuqa Bakaaraha oo ka bar bar dagaalamayay Kooxaha Hubeysan..Nov,10,2008
 

Qiimaha nuuca gawaadhidii sadexda ahaa ee qarax Hargeysa loo adeegsaday oo hoos u dhacay ka dib markii cid iibsata la waayey gawaadhidaaa oo ahaa nuuca loo yaqaano Serf...+Sawiro  Nov,08,2008

Qiso yaableh; Ma is isweydiisay  Ey iyo dayeer ayuu jacayl dhex mari karaa?.Nov,07,2008

state emblem Republic of Djibouti war-galin Muhiim ah Buug-faafin iyo Bandhig-suugaaneed Meerto ah..Nov,06,2008

Tariikh nololeedka Barak Obama by Maxamuud Cabdilahi Roble.. Nov,05,2008 Seattle(Saylac.com)Barack Hussein Obama waxa uu ku dhashay caasimada gobolka Hawaii ee Hololulu sanadku markuu ahaa Ogosto,04,1961. Barack Obama Abihii Hussein Obama waxa uu ka tirsanaa qabaa ilka loo yaqaano luo ee dega gobolka Nyanza ee dalka Kenya.

Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Shariif oo Maanta ka degay Baladweyn ee gobolka Hiiraan. +Sawiro Nov,04,2008

Daawo sawirada Xoogaga Ururka Al Shabaab oo maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Awood Milateri iyo iyagoo xukun tacsiir ah ku fuliyay rag dhawaan tacadi u geeystay qoys Soomaaliyeed.Nov,04,2008


Golaha Guurtida Direed "Goormuu Waraabe noqday Ari jire, goormuuse Yusuf Indha Cadde bartay cadaalada" ..Nov,04,2008

 



 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com