Maxamed
Cumar, Harowo =
Boorama, Dec. 4-06
- Wararka ka
iomanaya
deegaanada ka
tirsan Degmada
Saylac ayaa
sheegeya in mar
kale dhulkaasi ay
hafiyeen daadad
ka dhashay roobab
xoog leh oo ka
daayay dhulkaasi
afartii casho ee
ugu dambaysay.
Sida uu ii sheegay
Guddoomiyaha
Golaha deegaanka
ee Degmadaasi
Saylac Maxamed
Cumar Cawad oo an
saaka la
xidhiidhay isagoo
kusii jeeda
magaalada Hargeysa
,ayaa yidhi
NOV,01,2006:Tirada
Ardayda Waxa Ka
Barata Dugsiyada
Saylac Oo Korodhay
Boorama-(Lug)-Gudoomiyaha
waxbarashada degmada
Saylac oo maanta u
waramayay wariye
Caafi ayaa
faah-faahiyay sida
ay u socoto
waxbarashada
degmadaasi si hufan
in kasta oo uu
gudoomiyaha
waxbarashadu degmada
Solac Saleebaan
Tukaale Raage oo 3
sano ka hor ahaan
jiray Xoghaya
Fulinta Dowlada
Hoose ee degmadaasi
waxuuna sheegay inay
degmadu baaxadeedu
aad u balaadhan
tahay xuduudna la
leedahay Jabuuti ,
Xeebta Saylac ,
Degmada Lughaya ,
iyo Ethiopia iyo
Degmada Borama ....
April,05,2006:
Xubin Ka Tirsan
Golaha Wakiilada Ee
Dalka Ayaa Si Diiran
Loogu Soo Dhaweeyey
Boorama
04/04/06
Boorama-(Lug)-Waxaa
maanta magaalada
Boorama si diiran
loogu soo dhaweeyey
xildhibaan Ikraan X.
Daud Warsame oo ka
tirsan golaha
wakiilada ee
Somaliland kadib
markii ay ka soo
laabatay socdaal ay
ugu maqnayd dalka
Maraykanka iyada oo
soo booqatay
gobolada Chicago
Sheekh Cabdillaahi
Sheekh Cali Jawhar
oo ku Dhawaaqay inuu
iska casilay UDUB
kuna Biiray KULMIYE
Sunday, 21 August
2005
Sheekh Cabdillaahi
Sheekh Cali Jawhar
oo ka mid ah
culimada'udiinka
caanka ah ee
Somaliland, ahna
Sheekhul beledka
gobolka Awdal, isla
markaana ka tirsan
golaha Guurtida
Somaliland ayaa ku
dhawaaqay inuu iska
casilay hawshii,
xubinimadii iyo
taageeradii uu siin
jiray xisbiga UDUB
ee talada dalka
haya.Warkoo
dhan
Aug,01,2005-
Warfaafinta Gobolka
Awdal oo aad loo
dhaliiley.

saylacnews/Borama:Gobalka
awdal oo dhaca
galbeedka
jamhuuriyada
Somaliland
ayaa ah mid ka
caaggan warfaafinta
gudaha iyo ta
dibadaba.
Tusaale ahaan ,wargaysyada
iyo laamaha kale
warfaafinta sida tv
–ga iyo radio
hargaysa ayaanan
sidii loo baahnaa
uga warramin waxaan
jirinna ka dhiga
dhacdooyinka gobalka
awdal nooc kasteba
ha ahaadeene.
Warkodhan
Communique on
Somaliland
President's working
visit to South
Africa, from 30 Jan.
to 9 Feb.2005
Issued
by : The Somaliland
Ministry of
Information,
Hargeisa, Republic
of Somaliland, 9
February 2005=
1-
The Somaliland
President H.E.
President Dhahir
Rayale Kahin, made a
working visit to the
Republic of South
Africa during the
period 30 January to
9 February 2005,
accompanied by the
Somaliland Foreign
Minister Edna Adan
Ismail, Information
Minister Abdillahi
Duale and Fisheries
and Coastal
Development Minister
Mohammed Mahmoud
Farah.
Readmore..
Feb-05-2005: Jaammacadda Cammuud oo
Waddo cusub loo Sameeyey
Waddo
cusub oo isku xidha jaamacada camuud iyo magaalada boorama
ayaa la hirgaliyey todobaadakan horaantiisii waddadan oo
dhererkeedu yahay 3.5 km waxaa maalgaliyey hayada wadaniga
ah ee somaliland road authority. Caadiyan gaadiidka
jaamacadu leedahay waxay mari jireen wado dhererkeedu yahay
8.5km waxa ay gaadiidku kala kulmi jireen dhibaatooyin badan
oo ka soo gaadhi jiray roobabka. Maamulka jaamacadda waxa ka
soo gaadhi jiray dhibaatooyin Dhaqaale waddo xumadaasi
sabatey; xaga qalabka dayactirka baabuurta, iyo shidaalkaba,
waqti badana wuu kaga lumi jiray safarkaas, dhibaatada
waddada asi ayaa iyana waxaa ka mid ahaa dooxyada oo aan
laga talaabi jirin xili roobaadka taasina ay sababi jirtay
inay hakadaan habsami u socodka waxbarashadu.
Siiwad..
Madaxweyne Rayaale
Oo Qaabiley Wefdi
Ganacsato Jarmal Ah
October 22 2004
Siiwad..
July 07, 2004
Reer Awdalow Sida aad ula dagaalanteen Jahliga ula Dagaalama Nabaadguurka (Fuaad Aaden Cadde)
BORAMA, 6 July 2004--Waxa maalmahan wafti ku joogay Magaalada Borama wasiirka horumarinta reer miyiga iyo Deegaanka Fuaad Aaden Cade, waxa uu wasiirku la wareegay mudadii uu joogay Xafiiskii wasaarada, ee Daaqa Qaranku ay hore u lahaan jireen oo ay dad ku jireen. xafiiskaas oo noqon doona, xafiiska W/H/R/Miyaga ee G/Awdal. Siiwad..
|